
(December 16, 2011)
Denmark:-Sh.C/raxmaan Abyad oo ka mid culumada iyo ducaada ku nool dalka Denmark ayaa muxaadarooyin musalsal ah ka bilaabay caawa Masjidka Al-Tawxiid ee magaalada Copenhagan waxaana uu Shiikh. C/raxma

(December 16, 2011)
Boosaaso:-Waxaa habeenkii Khamiista ee la soo dhaafay ka jeediyey magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka bari muxaadaro naseexo ah Shiikh Cabdul qaadir Nuur Faarax oo ka mid ah culimada Soomaaliya ee

(December 16, 2011)
Khamiis, December 16, 2011 Sh.Maxamuud Sh.Maxamed Shible oo ka mid ah culimada dalka Soomaaliyeed ee ku nool dalka Kenya gaar ahaan magaalada Nairobi ayaa qoraal uu soo gaarsiiyey Shabakaddaha wararka Nadwo dacwadeedkii xilliga qaboobaha lagu qaban doono magaalada Stockholm
(December 16, 2011)
Stockholm:-Waxaa la qabanayaa Nadwo dacwadeedkii xilliga qaboobaha lagu qaban jiray magaalada Stockholm, Nadwadaan oo noqonaysa tii shanaad ayaa cinwaankeedu yahay Culumadu waa dadka dhaxlaya Anbiyada

(December 16, 2011)
Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan Muslimiinta ku nool Seattle & nawaaxigeeda in Masjid Abu-Bakr uu Marti galin doono Mu’tamar dhici doona December 30th, 31st and 1st Jan 2012مفاهيم نبغي

(December 16, 2011)
Leicester:-Shiikh Cabadalla Maxamed Maxamuud oo ah imaamka Masjidka Quba ee magaalada Leicester ayaa waxaa uu mar labaad ka hadalay dilkii foosha xumaada ee usbuuc ka hor loogu geystay magaalada Boosa

(December 16, 2011)
Muqdisho:-Madaxda Ururka Al-shabaab ayaa digniin u diray dowllada dalka Jabuuti iyagoo uga digay in ciidamo ka socda dalka Jabuuti ay u soo diraan dalka Soomaliya gaara ahaan caasimada Muqisho,ururka Wafdi uu hogaaminay ku xigeenka Augostine Mahiga oo gaaray magaalada Garoowe
(December 16, 2011)
Garoowe:-Waxaa saaka soo gaaray magaalada Garoowe ee caasimada Puntlland wafdi uu hogaaminayo ku xigeenka ergeyga gaarka ah ee u qaabilsan arrimaha soomaaliya Christian Manhal iyo saraakiil ka soc
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|