
(December 28, 2011)
Mekkah:-Sheekh Dr Maxammuud Cabdiraxmaan Hoori ayaa waxaa uu muxaadaro ka jeedhay Qolka Somali Islamic Altaqaa Network iyo Walaalaha Qolka Dacwah ee 114ka waxaana uu cinwaan uga dhiga Sheekha muxaadar Nadwo looga hadlayo Dabkii ka dhacay Suuqa Boosaso oo ka dhacaysa caawa Masjidka Al-rowda
(December 28, 2011)
Waxaa caawa la filayaa in uu ka dhaco Masjidka weyn Rowda ee magaalada Boosaaso Nadwo diineed oo si gaar ah looga hadli doono dadkii ganacsata ahaa ee ku dhaqaalahoodu uu waxyéeloobay Suuqii wenaa e

(December 28, 2011)
Arbaco, December 28, 2011 Waxaa maalmahan ka socday wadanka Koonfur Afrika shir sanadeedkii labaad ee Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Koonfur Afrika 2011 shirkaan oo ah mid ay soo qaban qaabiyeen golaha

(December 28, 2011)
Kismaayo:-Ciidamo ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa xalay dagaal culus ku qaaday Degmada Buurgaabo oo ay ku sugnaayeen ciidamo ka tirsan Raaskambooni iyo kuwa dowlada Kenya waxaan halkaas ka dhacay d

(December 28, 2011)
Hargeysa:Ciidamada ammaanka ee magaalada Hargeysa ayaa xalay qabtay miinooyin iyo walxo kale kuwaas oo la dhigay qaar ka mid ah wadooyinka muhiimka ah ee magaalada Hargeysa waxaana ciidanka amaanka so

(December 28, 2011)
Arbaco, December 28, 2011 Madaxweynaha dowllada Puntland Dr.Cabdiraxmaan Sh.Maxamed Maxamuud Faroole iyo wafdiga uu hogaaminayo Ra.iisul wasaaraha DFKM Dr.Cabdiwali Maxamed Cali 'Gaas' ayaa maanta ko
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|