Manhajka Salafka ee Nusuusta Waciidka Sh.Shible Muxaadaradii 1aad(Video +Dhageyso)
(May 28, 2012)
Nairobi:-Sh. Maxamuud Sh. Maxamed Shibli oo ka mid ah culumada caanka ka ah Soomaaliya ayaa waxa uu xalay masaajidka abuu Bakar Sidiiq ee xaafadda Islii ka bilaabay Muxaadaro uu uga hadlayey sida Ahlu
Ra’iisul Wasaaraha DFKM Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas oo la kulmay Ra’iisul Wasaaraha dowllada Kenya
(May 28, 2012)
Nairobi, Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali ayaa maanta la kulmay dhigiisa Ra'iisul Wasaaraha Kenya Raila Odinga oo ay ka wada hadleen arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin xiriirka
Shirkii11-aad ee Golaha Imaamyada Soomaaliyeed ee W/Ameerika oo Minneapolis ka dhacay
(May 28, 2012)
Minneapolis: Waxaa si rasmi Shalay iyo Maanta uga socda MasaajidkaAbuubakar As-Saddique ee Magaalada Minnea polis shirkii 11-aad ee GolahaImaamyada Soomaaliyeed ee Waqooyiga Ameerika loona soo gaabiyo
Dhaqdhaqaaq ka jira caawa wadadda isku xirta ee degmada Afgooye iyo Balcad
(May 27, 2012)
Afgooye:-Wararka caawa naga soo gaaraya Degmada Afgooye ayaa sheegaya in caawa Dhaqdhaqaaq ciidan uu ka jiro wadad isku xirta  Afgooye iyo Balcad waxaana laga cabsi qabaa in dagaal culus uu ka dhaco
Wasaarada Caafimaada DFKM oo deeq gargaar ah la gudoonsiiyey
(May 27, 2012)
Dowllada Sacuudiga ayaa maanta waxaa ay ku wareejisay  DFKM deeq iskugu jirta  gaadiid iyo shixnado daawooyin ah  oo ay ugu talo gashay dadka shacabka ah ee ku dhaqan magaalada Muqdisho iyo deegaan
Puntland oo soo bandhigay 4 dhalinyaro ah oo ay sheegeen in ay ka tirsanaayeen Al-shabaab
(May 27, 2012)
Boosaaso:-Waxaa maanta taliska ciidanka Booliska ee magaalada Boosaaso ay soo bandhigeen ilaa 4 dhalinyaro ah oo ay sheegeen in ay ka tirsan yihiin ururka Al-shabaab kuwaas oo lagu soo bandhigay degaa
Puntland oo warsaxaafadeed ka soo saartay shaqaaqo ka dhacaday Degmada Xaafuun
(May 27, 2012)
Xaafuun:-Wararka saaka naga soo gaaraya Degmada xaafuun ee gobalka Karkaar ayaa soo sheegay in iska horimaad uu dhexmaray dhalinayo hubeysan iyo ciidamo ka tirsan Puntland waxaana iska horimaadka uu s
Puntland and Galmudug Withdraw Participation at Istanbul Conference II on Somalia
(May 27, 2012)
Puntland State of Somalia                                   Galmudug State of Somalia Press Release Sunday, May 27, 2012 The governments of Puntland and Galmudug ha
Warsaxaafadeed ay soo saareen Puntland Galmudug oo ay ku diideen shirka Istanbul (akhriso+Dhageysi)
(May 27, 2012)
Adis Ababa:-Puntland iyo Galmudug ayaa waxay soo saareen warsaxaafadeed ay ku cadeynayaan mowqifka ay ka taagan yihiin shirka Istanbul 2 kaas oo ka dhici doona dalka Turkiga ,warsaxaafdeedka ayaa waxa
Qisadii Saxaabigii Salmaan Faarisi oo dhameystiran Sheekh Maxamed Cabdi Umal(Dhageyso)
(May 27, 2012)
Nairobi:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal xafidahulaah ayaa muxaadaro qiimo leh ka jeediyey Masaajid Abubakar ee magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa muxaadaradiisa wuxuu u

« Previous PageNext Page »