Shirkii Saxiixayaasha Roadmapka oo lagu soo gabagabeeyey Nairobi
(August 5, 2012)
Nairobi:-Shirkii 6 Saxiixayaasha uga socdey magaalada Nairobi ayaa dhawaan la soo afmeeray waxaan hadda saxaafada la hadlaya Ra’iisul wasaaraha Dowllada Federalka Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Cal Hay’adda Haro oo caawa shir ku qabatay Minnesota Aruurisayna dhaqaale gaaraya $10.000
(August 5, 2012)
Minneapolis: Waxaa caawa maqaayada Safari lagu qabtay shir ay soo qaban qaabisay Hay'dda Haro ayna kasoo qayb galeen Culimo owdiin ka magaalada Sida; Sh. Axmed Taajir, Sh. C/risaaq Xaashi iyo Sh. Xasa Madaxweyne Shariif oo cadho kaga baxay shirkii saxiixayaasha Roadmap
(August 5, 2012)
Warar xog ogaal ah ayaa BBC-da u xaqiijiyay in madaxweynaha dowladda ku-meel-gaarka ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, uu si caro leh uga baxay shir ay ahayd inay fariistaan saxiixayssha qorshaha na Khudbadii Masjidka Abubakar Sadiiq Sh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah (Dhageyso)
(August 5, 2012)
Nairobi:-Sheekh. Maxamed Cabdi Umal xafidahulaah ayaa waxaa uu khubadiisa Jimcaha kaga hadlayey deeqsinimada nabigeena Maxamed Nabadgalyo iyo naxariis alaha yeelo wuxuuna Sheekh Umal aad ugu dheeraada Hillary Clinton oo kulan la qaatay 6 Saxiixayaasha Road Map-ka
(August 4, 2012)
Nairobi:-Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Maraykanka Hillary Clinton ayaa waxaa ay magaalada Nairobi ee caasi mada dalka Kenya ay kulan kula qaadatay hoggaamiyayaasha Soomaalida. Madaxdii ay Xoghayaha Maareeyihii Garoonka Diyaaradaha Aadan Cabdulle oo muqdisho lagu dilay
(August 4, 2012)
Muqdisho:-Waxaa caawa lagu dilay masjid ku yaal degmada Xamar weyne Maareeyihii Garoonka Diyaaradaha Aadan Cabdulle Cusmaan Ibraahim Iimaan Xalane , Marxuunka ayaa waxaa la toogtay xili uu ka soo baxa 6 Saxiixayaasha Road Map-ka oo kulan maanta uga furmayo Magaalada Nairobi
(August 4, 2012)
Nairobi:-Waxaa maanta kulan uu uga furmi doonaa magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya 6 Saxiixayaasha Road Map-ka waxaana kulankaas goobjoog ka noqon doona ergooyin kala duwan oo ka tirsan Beesha Ciidamada DFKM iyo kuwa AMISOM oo sheegay in ay qabsadeen Garoonkii Diyaaradaha ee NO-50
(August 4, 2012)
Afgooye:-Wararka naga soo gaaraya gobalka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in saaka ay Ciidamada DFKM oo kaashanaya Ciidamada AMISOM ay dagaal ku qaadeen Garoonkii Diyaaradaha ee NO-50 waxayna duul Abwaan C/risaaq Xaaji oo gabay baroondiiq iyo canaan ah ka tiriyey dilkii Sh.Dr Axmed Xaji (Dhageyso)
(August 4, 2012)
Boosaaso:-Abwaan C/risaaq Xaji Maxamuud ayaa gabay baroordiiq iyo canaan ah u jeediyey Ururka Ictisaam ka dib markii lagu dilay allaha u naxariistee magaalada BoosaasoSheekh Dr Ahmed Xaaji C/raxmaan e SOOMAALI-WAYN: Dhalashadeedii iyo Dhabar-jabkeedii.(Casharkii XXVI-aad)
(August 3, 2012)
Haddaanu dib ugu laabanno meertada taariikhda dagaal-weynihii II-aad, waxaa jirtey xilligii ay Jarmalku bilaabayeen mashruucooda dhul-boobka ah, xilligaas ayaa Talyaaniguna ay gashey qiiro middaas lam
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|