
(February 18, 2014)
Kismaayo:-Saraakiisha Maamulka KMG ee Juba ayaa caawa soo bandhigay sawirka dhagarqabihii dilay Ciise Maxamed Allaaki (Ciise Kaambooni) oo ahaa Taliyihii ciidanka nabadsugida Maamulka KMG ee Juba W

(February 18, 2014)
Nairobi:-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta booqasho rasmi ah ku yimid magaalada Nairobi, waxaa garoonka Jomo Kenyatta ee Nairobi kusoo dhoweeyay madax ka tirsan

(February 18, 2014)
Garoowe:- Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) qaar ka mid ah Golahiisa wasiirada iyo Saraakiil ka tirsan madaxtooyadda ayaa saaka socdaal ku tegay degmada Dangorayo oo ka t

(February 18, 2014)
Kismaayo:-Waxaa saaka lagu aasay Qabuure ku yaal magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose Taliyihii ciidanka nabadsugida Maamulka KMG Ciise Maxamed Allaaki (Ciise Kaambooni) oo xalay mid

(February 18, 2014)
Muqdisho:-Wafdi ballaaran oo Horkacayo Ugaaska Beesha Sade Ugaas Maxamed Ugaas Xaashi Ugaas Xirsi ayaa maanta galinkii danbe si diiran loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaala Daawo Muxaadaradii Sh Umal ka jeediyey Masjidka Abu Bakar Qeybtii 2aad
(February 18, 2014)
Nairobi:-Waxaa idiin soo gudbineynaa muxaadaro uu Sh.Maxamed Cabdi Umal ka jeediyey Masjidka Abubakar ee xaafada Isliii waxaana uu Sheekhu muxaaadaradiisa uga hadlay axaadiis ku soo aroortay Injirta k

(February 18, 2014)
Garoowe:-Xalay ayaa masjidka weyn ee Al-hudaa lagu soo bandhigay barnaamij lagu hormarinayo barashada culuumta shareecada iyo luqada carabiga gaar ahaan xalaqaatka cilmiga (habkii xer cilmiga ee soo j
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|