
(February 19, 2014)
Garoowe:-Marka laga eego nooca dadka la dilay, sababta loo dilay iyo cidda dishay farqi u dhexeeya ma jiro laakiin waxaa jirey arrimo is biirsaday oo ka dhigay dilka Sh. C/qaadir mid ka saamayn badan

(February 19, 2014)
Garoowe:-Guddiga gurmadka culimadda Puntland ee loo xilsaaray wax u qabadka qoysaskii ku cayroobay roobab kii duufaantii watay ee Puntland ka dhacday ayaa maanta waxaa ay soo bandhigeen Xisaab xir ku

(February 19, 2014)
Nairobi:-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sh.Axmed ayaa kulan saacado qaatay la yeeshay maanta Madaxweyne ku-xigeenka dalka Kenya Mudane William Ruto, waxaa labada dhinac ay ka wada ha Madaxwaynihii hore ee Puntland Dr.Cabdiraxmaan Faroole oo u dhoofay Kenya
(February 19, 2014)
Garoowe:-Madaxwaynihii hore ee Dowladda Puntland Dr.C/raxmaan Sh.Maxamed Faroole ayaa saaka ka dhoofay garoonka diyaaradaha magalada Garowe isagoo ku sii jeeda magaalada Nairobi ee caasimada dalka Ken

(February 19, 2014)
Kismaayo:-Saraakiisha ciidamada qalabka sidda ee maamulka Jubba ayaa waxaa shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyeey falkii bahalnimada ahaa ee lagu dilay taliyihii Aminga, Ciise Kaambooni, asagana Eebe uga

(February 19, 2014)
France:-Alxamdulilah Rabbilcaalamiin, Booqashadii Paris, France wexey noogo soo dhamaatay si wanaagsan, dhammaan barnaamijkii aan qorshaynay muddo labaatan cisho ka hor si fiican ayuu noogu hirgalay,
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|