Taariikh Nololeedkii Al-Imaam Al-shaafici Sh.Abdulbasid Sh.Ibraahim Maylow.[Daawo]
(March 9, 2014)
Manchester:-Waa muxaadaro kooban oo ka hadlaysa Taariikhdii Al-Imaam Maxamed Bin Idriis Al-Shaafici Abu Cabdullaahi, Imaamu Shaafici ayaa waxaa uu ku dhashay Falastiin gaar ahaan magaalada Qaza, muxaa

(March 9, 2014)
Muqdisho, March 9, 2014----Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane C/weli Sh.Axmed Maxamed ayaa caawa kulan ballaaran la qaatay saraakiisha ciidanka Qalabka sida, iyo kuwa ciidanka

(March 9, 2014)
Gedo:-Wararka naga soo gaaraya gobalka Gedo ayaa sheegaya in dagaalo u dhaxeeyay ciidamada DFS kuwa Itoobiya ee dhawaan ku biiray AMISOM iyo Al-shabaab ayaa ka dhacay duleedka degmada Buur-dhuubo,da Haweenka ma ilaahood baa dulmiyey? W/Q: Sh. Axmed Faarax Dheeli
(March 9, 2014)
Walaalayaal run ha moodinina qaylo dhaanta gaalada iyo inta ay ku qaraabtaan oo oranaysa haweenka islaamka ayaa dulmiyey oo isugu biyo shubanaysa allaah baa dulmiyey , khayr haday cid u galayaana gabd

(March 9, 2014)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha Galmudug Gen-Cabdi Xasan Cawaale Qeybdid ayaa galabta shirjaraa,id ku qabtay Koonfurta Magaalada Gaalkcyo ee Xarunta Gobalka Mudug waxaana uu ka hadlay dagaalada ka dhanka ah A

(March 9, 2014)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta ka qaybgalay xaflad qalin-jebineed oo loogu qabtay Jaamacadda PSU 119 arday oo ka baxay kuliyaddaha kala duwan. W

(March 9, 2014)
Muqdisho:-Dood cilmiyeed ku saabsan Tacliinta Sare ee Soomaaliya dhibaatooyinka soo wajahaya & sida looga gudbi karo oo ay soo qaban qaabisay Xarunta Muqdisho ee diraasaadka & cilmibaarist Ra’iisul Wasaaraha DFS oo ku goodiyey in ay qabsan doonaan Bu’aale, Buulo Burde, Jalalaqsi iyo Ceelbuur.
(March 9, 2014)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha DFS C/wali Sheekh Axmed Maxamed, ayaa wuxuu ku hanjabay inay Shabaab ka qabsan doonaan deegaanada ay haatan ka joogaan gobalada dalka wuxuuna sheegay in howlgalada ay wi

(March 9, 2014)
Muqdisho:-Kulan maanta dhexmaray dhamaan 16-ka dagmo ee gobolka Banaadir ayaa waxaa shir guddoominayay Duqa magaalada Mqudisho ahna guddoomiyaha gobolka Banaadir Mudane Xasan Maxamed Xuseen Muungaab,

(March 9, 2014)
Muqdisho:-Wakiilka gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, Danjire Mahamat Saleh Annadif ayaa sheegay in ciidmada AMISOM iyo kuwa DFS oo is garabsanaya ay howlgalo ka bilaabeen gobolla
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|