![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2014/03/fuaad.jpg)
(March 13, 2014)
Qardho:-Waxaa caawa lagu qabtay Masjidka wayn ee Cumar Binu Khadaab ee Qardho muxaadaro cinwaankeedu ahaa (Raadka iyo saamaynta ay ku leedahay macsiyada Qofka iyo bulshada dhexdeeda ).Waxaa muxaadarad Muxaadaro ku saabsan guurka oo lagu qabtay Masjid Hidaaya Sh Xassan Ibraahim Ciise.[Dhagayso]
(March 13, 2014)
Nairobi:-Waxaa habeenkii xalay muxaadaro aad u qiimo badan lagu qabtay Masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya waxaan muxaadaradaas soo jeediyey Sheekh Xassan Ibraahim Ciis
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2014/03/DSC00576.jpg)
(March 13, 2014)
Laascaanood:-Machadka Al-furqaan ee culuumta shareecada iyo Luqadda Carabiga ee magaalada Laascaanood ayaa xaflad balaadhan oo abaal-marino lagu gudoonsiinayey ardaydii kaalmaha ugu horeeya ka gashay
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2014/03/IMG_8087.jpg)
(March 13, 2014)
Djibouti:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas oo maalmihii danbe safar shaqo ku jooga Djibouti ayaa maanta la kulmay wasiirka difaaca Djibouti, masuuliyiinta rugta ganacsiga Dji
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2014/03/IMG_2410.jpg)
(March 13, 2014)
Addis Ababa:-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sh.Axmed oo ka qaybgalay Shirweynaha 25aad ee aan caadiga ahayn ee Madaxweynayaasha Urur Goboleedka IGAD ee maanta ka dhacay magaalada Add
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2014/03/IMG_3492.jpg)
(March 13, 2014)
Jaban:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdiga uu hogaaminayo oo maalmahaan ku sugan dalka Japan ayaa maanta kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha dalk Maamul-goboleedyada muraadka laga leeyahay waynaa!!!!!.W/Q Sh. Ahmed Dheeli
(March 13, 2014)
Sudan:-Way jiraan dad Soomaaliyeed oo Allaah ku manaystay aragti dheeri laakiin dadkaas soomaalida waa ku yar yihiin inta leh arag tidaasna lama dhagaysto oo inta badan soomaalidu waxay wax ku qaybsad Ciidanka DFS iyo kuwa AMISOM oo la wareegay Degmada Buulo-burte
(March 13, 2014)
Buulo Burde:-Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya oo gacan ka hellay ciidanka Itoobiya ee dhawaan ku biiray AMISOM ayaa waxay goor dhow la wareegeen Degmada Buulo-burte ee gobalka Hiiraan ,Degmada Dagaal culus oo ka socda duleedka Degmada Buulo-burte
(March 13, 2014)
Hiiraan:-Wararka haatan naga soo gaaraya Degmada Buulo-burte ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamada DFS iyo kuwa Itoobiya ee dhwaan ku biiray AMISOM iyo Al-shabaab ay ku dagaalamayaan duleedka
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2014/03/IMG_3191.jpg)
(March 13, 2014)
Japan,Maarso-13-2014-Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta booqday xarunta Aqalka Sare ee Baarlmaanka Dalka Japan isla-markaana kulan la-qaatay Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Baarl
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|