
(April 22, 2016)
London:-Haddii aan soo koobo halgankii loo soo maray ilaalinta afka soomaaliga, waa arin aad iyo aad u adkayd oo dhib badan laga soo maray.Qodobkaan (af soomaaliga) wuxuu ka mid yahay afartii qodob ee

(April 21, 2016)
Garoowe:-warsaxaafadeed ka soo baxay shir golaha Wasiirada ee Puntland maanta oo khamiis ah isugu yimaadeen ayaa looga hadley xaaladda Puntland ee Abaaraha, Amniga iyo barnaamijyada horumarineed ee he

(April 21, 2016)
Addis:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas oo Safar shaqo u jooga magaalada Addis Ababa ee caasimadda Waddanka Ethiopia ayaa maanta booqday ciidamadii Puntland ee ku dhaawacma Madaxweynaha DFS oo sheegay in uu yahay Musharax mar kale (Dhageyso)
(April 21, 2016)
Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in uu mar kale yahay murashax u tartamaya xilka madaxweynaha ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya. Madaxweynaha DFS ayaa socdaal shaqo ku joog

(April 21, 2016)
Waxaan idiin soo gudbineynaa Xafladii xiritaanka ee Nadwadii 14aad ee ka socotay Masjidka Al-Rowada ee magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari. Ugu Horeyn waxaa Nadwada iyo sida loo ay u qabsoon Madaxweyne Prof Gaas oo kormeeray Warshadda Samaysa qalabka Birta Culus ee dalka Ethiopia.[Masawiro]
(April 21, 2016)
Addis:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas hawlo ushoqo u jooga magaalada Addis Ababa ee caasimadda waddankaasi Ethiopia ayaa kormeeray gelinkii danbe ee maalinimadii shalayÂ

(April 20, 2016)
Waxaan idiin soo gudbineynaa qeylo dhaan ka timid Sheekh Khadar Cumar Jaamac wuxuuna ka hadlayaa Sheekha Musiibada Tahriibka iyo Dayaca heysta Umada Soomaaliyeed oo ay dhalintoodii ay ku dhimanayaan

(April 20, 2016)
Boosaaso:-Waxaa xalay Masjidka weyn ee Alrowda ee magaalada Bosaso ee xarunta Gobolka Bari lagu soo Af meeray Nadwadii 14aad ee si xiriir ah loogu qaban jiray masjidka Alrowda Bosaso waxaana Xiritaank

(April 20, 2016)
Boosaaso:-Madaxweyne ku-xigeenka dawladda Puntland anha kusimaha Madaxweynaha Eng Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta 20-April-2016 waxa uu xadhigga ka jaray dhismaha cusub ee Wasa

(April 20, 2016)
New York:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay uga warbixiay xaaladda siyaasadda , amniga iyo arrimaha kale ee dh
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|