
(December 29, 2011)
Arhus:-Waxaa lagu wargalinayaa dhamaan umada Soomaliyeed ee ku nool wadanka Danmark gaar ahaan magaalada Aarhus inay ka dhicidoonto MASJIDKA ATAQWAA(Åbyhųj)ee magaalada Arhus-Danmark dawradii 6aad e

(December 29, 2011)
Cape Town :-Waxaa maalmahan ka socday dalka Koonfur Afrika shir sanadeedkii labaad ee Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Koonfur Afrika shirkaan ayaa waxaa qaban qaabadiisa lahaa golaha dacwada ee Al-bayaan,

(December 29, 2011)
Kismaayo:-War goordhow na soo gaaray ayaa sheegay in ciidamo ka tirsan ururka Al-shabaab ay weerar gaadmo ah laba jeer ku qaadeen kolonyo baabuur ah oo marayey inta u dhexeysa Taabta iyo Dhoobley wax

(December 29, 2011)
Bosaaso, Khamiis, December 29, 2011------Ra’iisul Wasaaraha DFKM Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefdigii ballaarnaa ee uu hogaaminayay muddooyinkii ugu dam beeyeyna booqasho ku marayay qeybo ka

(December 29, 2011)
Sida la wada ogsoonyahay waxaa markii ay taariikhdu ahayd December 21, 2011 ka furmay magaalada garoowe shir loogu magic daray WADA TASHI, shirkaas ayaa waxaa muxaadaro gaaban oo socotay 7 daqiiqo ku

(December 28, 2011)
Mekkah:-Sheekh Dr Maxammuud Cabdiraxmaan Hoori ayaa waxaa uu muxaadaro ka jeedhay Qolka Somali Islamic Altaqaa Network iyo Walaalaha Qolka Dacwah ee 114ka waxaana uu cinwaan uga dhiga Sheekha muxaadar Nadwo looga hadlayo Dabkii ka dhacay Suuqa Boosaso oo ka dhacaysa caawa Masjidka Al-rowda
(December 28, 2011)
Waxaa caawa la filayaa in uu ka dhaco Masjidka weyn Rowda ee magaalada Boosaaso Nadwo diineed oo si gaar ah looga hadli doono dadkii ganacsata ahaa ee ku dhaqaalahoodu uu waxyéeloobay Suuqii wenaa e

(December 28, 2011)
Arbaco, December 28, 2011 Waxaa maalmahan ka socday wadanka Koonfur Afrika shir sanadeedkii labaad ee Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Koonfur Afrika 2011 shirkaan oo ah mid ay soo qaban qaabiyeen golaha

(December 28, 2011)
Kismaayo:-Ciidamo ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa xalay dagaal culus ku qaaday Degmada Buurgaabo oo ay ku sugnaayeen ciidamo ka tirsan Raaskambooni iyo kuwa dowlada Kenya waxaan halkaas ka dhacay d

(December 28, 2011)
Hargeysa:Ciidamada ammaanka ee magaalada Hargeysa ayaa xalay qabtay miinooyin iyo walxo kale kuwaas oo la dhigay qaar ka mid ah wadooyinka muhiimka ah ee magaalada Hargeysa waxaana ciidanka amaanka so
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|