Xildhibaanada cusub ee la soo dooranayo ma ka soo bixi doonaan xilkii ay ummadda ku aaminatay
(August 17, 2012)
Marka hore mahad idilkeed waxaa iska leh Allaah, naxariis iyo nabadgelyana Rasuul keenii ayeey korkiisa ahaatay. Intaas ka dib dhammaan akhristayaasha sharafta iska leh waxaan idiin leeyahay Asalaamu
Ogeysiis ku socda Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Copenhagen
(August 17, 2012)
Denmark:-Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada  Copenhagen ee dalka Denmark  in salaadda ciidda soon-fureed ee sanadkan lagu tukandoono goobta soo socota: Goob
Sh Umal oo mar kale wax laga wiidiiyey cunista hilibka Waraabaha (Daawo Video-ga)
(August 17, 2012)
Sh.Maxamed Cabdi Umal ayaa oo wax laga wiidiiyey cunista hilbka waraabaha ama dhurwaaga ayaa sheegay in uu banaanyahay cunistiisa isagoo arrinkaas ka jawaabay xili idaacada VOA ay su’aal ay ka wiidi
Waa la i wataa W/Q Sheekh Xasan Maxamed Ibraahim (Abu Xasaan)
(August 16, 2012)
Akhristayaal waxaan halkan idiinku soo gudbineynaa maqaal la magac baxay “WAA LA I WATAA” laguna faafiyey qaar kamid ah website-yada Soomaalida sanadku markuu ahaa 2004tii, xilligaas oo uu socday
Bayaan Hay`adda Culumada Soomaaliyeed oo ku aadan Xaalada kala guurka(Akhriso)
(August 16, 2012)
Muqdisho:- Hay`adda Culumada Soomaaliyeed ayaa maanta bayaan ka soo saartay xaalada kala guurka uu dalka marayo iyo xulida xubnaha baarlamaanka waxayna Hay`adda Culumada Soomaaliyeed ka digtay faragal
Dagaal culus oo xalay ka dhacay degmada Xudur ee gobalka Bakool
(August 16, 2012)
Baydhabo:-Dagaal culus oo aan waxba la iskula harin ayaa xalay waxaa uu ka dhacay degmada Xudur ka dib markii ay weerar culus ku soo qaadeen degmada Xudur ciidamada Al-Shabaab waxaana dagaalka uu saba
Sh Maxamed Umal oo ka hadlay Dastuurka DFKM , Al-Shabaab iyo Marxaladda kala guurka (Dhageyso)
(August 15, 2012)
Sh Maxamed Umal, ayaa  ka hadlay Dastuurka Soomaaliya, Al-Shabaab iyo Marxaladda kala guurka ah. Sheekh Maxamed Cabdi Umal, oo wareysi gaar ah siiyey idaacadda voa-da, ayaa sheegay in Marxaladda dalk
Machadka Ibnu Cabaas ee ku yaal Deegaanka Kalabaydh oo Xaflada lagu qabtay.( Daawo Video)
(August 15, 2012)
Waxaa Magaalada Kalabaydh Xaflada Loogu sameeyay ardaydda wax ka barta Machadka ibunu Cabaas ee ku yaal Deegaanka kalabaydh ee G\sool Xafladaas ayaa waxa loo dhigay ardaydda wax ka barata Guud ahaan m
Ra’iisul wasaaraha DFKM Dr.Cabdiweli Gaas oo ka horjeestay go’aankii Madaxweyne Shariif ku magacaabay Degmooyin Cusub
(August 15, 2012)
Waxaa maanta Decreeto ka soo baxdey Xafiiska gaarka ah ee Ra'iisal wasaaraha DFS Dr. Cabdiweli Mohamed Cali Gaas lagu sheegay waxba kama jiraan wareegtooyin kale duwan oo ka soo baxay xafiiska Madaxwe
Madaxweynaha DFKM oo dib uga soo laabtay magaalada Muqdisho(Warsaxaafadeed)
(August 15, 2012)
Muqdisho:-Madaxweynaha Soomaaliya mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kaddib markii uu ka soo qeyb galay shirka waddamada Islaamka oo ka dhacay dalka boqortooyada Sacuudi

« Previous PageNext Page »