Jen Yuusuf Indha Cadde oo ka hadlay guri uu ku lahaa Muqdisho oo la qarxiyey.[Dhagayso]
(February 14, 2014)
Muqdisho:-Jen Yuusuf Maxamed Siyaad (Indhacade) oo ka mid ah saraakiisha ciidanka Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa waxaa uu warbaahinta kula hadlay degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir isagoo Mujaahidiinta Fadhi ku-dirirka. W/Q: Maxamed Nuur Shire
(February 14, 2014)
Mujaahidiinta Fadhi ku-dirirka, waa qormo aan ku qaadaa dhigi doono dhaqannada cusub ee ay soo kordhiyeen qaar ka mid ah bulshada Soomaaliyeed. Barasho wanaagsan Mujaahidiinta Fadhi ku-dirirka waa Al-Shabaab oo dib u qabsaday deegaano ka tirsan gobalka Sh / Hoose
(February 14, 2014)
Marka:-Ciidamada Al-Shabaab oo la wareegay Deegaanka deegaanka Jilib Marka ee duleeka Degmada Marka ka dib markii ay xalay halkaas isaga baxeen ciidamada AMISOM iyo kuwa DFS. Ciidamada Al-Shabaab a Dowladda Turkiga oo joojisay dhaqaalihii ay siin jirtay dowladda Soomaaliya
(February 14, 2014)
Dowlada Turkiga ayaa gabi ahaanba joojisay deeq lacageed oo gaaraysa $ 4.5 milyan oo doolarka Maraykanka ah oo ay siin jireen dowladda Federaalka ee Soomaaliya si ay uga caawisyo Soomaaliya arrimaha Ra’iisul Wasaaraha DFS oo booqasho rasmi ah ku tagay caawa magaalada Addis Ababa
(February 13, 2014)
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo oo ay kamid yihiin qaar ka tirsan Xukuumaddiisa oo galabta kasoo ambabaxay magaalada Muqdisho ayaa soo gaaray caa Sh Maxamed Cabdi Umal oo caawa Muxaadaro ka jeediyey Masjidka Abubakar ee Islii (Dhageyso)
(February 13, 2014)
Nairobi:-Waxaa caawa idiin soo gudbineynaa muxaadaro uu caawa Sheekh Maxamed Cabdi Umal ka jeediyey Masjidka Abubakar ee xaafada Isliii waxaana uu Sheekhu muxaaadaradiisa uga hadlay axaadiis ku soo Raisulwasaaraha DFS oo cambaareeyey qaraxii ka dhacay garoonka Diyaaradaha Muqdisho
(February 13, 2014)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareeyey galabta ka hor inta aanu ka dhoofin dalka falkii qaraxa ahaa ee kooxaha nabadiidku ay ka fuliyeen nawaaxiga g Shirka Golaha Wasiirada oo lagu magacaabay Xisaabiyaha iyo Hanti dhowrka guud (Masawiro)
(February 13, 2014)
Muqdisho:-Kulankan ayaa goluhu uga hadlayeen qodobo ay ka mid ahaayeen sugidda amniga dalka, soo jeedin ka timid Wasaaradda Maaliyadda oo aheyd magacaabida Xisaabiyaha guud ee dawladda iyo Hanti dhowr Dowladda federaalka saraakiisheeda oo lagu eedeeyay iney hubka u gudbiyaan Al-Shabaab.
(February 13, 2014)
Muqdisho:-Warbixin ay diyaarisay kooxda qaramada midoobay u qaabilsan la socodka hubka ee lagu magacaabo Monitoring Group, ayaa lagu sheegay in qaar ka mid ah saraakiisha ciidanka dowladda, gaar ahaan Gaari ku qarxay afaafka hore ee Garoonka diyaaradaha ee Muqdisho
(February 13, 2014)
Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax uu ka dhacay afaafka hore ee Garoonka diyaaradaha ee Aden Cadde waxaana qaraxa uu geystay khasaaro leh dhimasho iyo dhaawac
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|