Wasiirka xanaanada xoolaha DFS oo Jabuuti uga qayb galay shir looga hadlayo Cudurka Rif Valley Fever.[Masawiro]
(April 22, 2015)
Jabuuti:-Wasiirka Xanaanada Xoolaha,Dhirta iyo Daaqa Dowladda Federaalka Soomaaliya Siciid Xuseen Ciid ayaa magaalada Jabouti uga qayb galay Shirka Daah-Furka Shirka Dib-u-eegista Qaababka cusub ee Ga
Dowladda Puntland oo Markabkii ugu horeeya ee ilaalin doona Xeebaha badda Puntland dirtay.[Masawiro]
(April 22, 2015)
Boosaaso:-Waxaa maanta Dawladda Puntland ay u dirtay Markab Ilaalin doona kheyraadka Xeebaha deegaanada Puntland oo xaalufin badan ay ku wdaan Maraakiib Ajnabi ah oo si sharci daro ah uga gurta khayra
Culimada Gobolka Sool oo Baaq nabadeed u diriray beelaha ku diriyaya Deegaanka Taleex.[Video]‏
(April 22, 2015)
Laascaanood:-Culimada waaweyn ee ku dhaqan gobolka Sool ayaa baaq nabadeed u diray colaadaha ka soo cusboonaaday deegaanka Taleex ee gobolka Sool ka dib isku dhac hubaysan oo dhexmaray labo beelood oo
Madaxweyne Gaas oo Shirar Muhiim ah la leh qaybo ka mid ah madaxda Afrika.[Masawiro]
(April 22, 2015)
Addis:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo weli ku sugan dalka Ethiopia ayaa kulamo gooni gooni ah la qaatay madax sare oo ka tirsan wadamada Qaaradda Afrika oo dalkaasi u
Mareykanka oo Liiska Argagixisada ku daray Laba Hogaamiyaha oo ka tirsan Al-Shabaab
(April 22, 2015)
Dawladda Maraykanka ayaa goor dhowayd liiska argagxisada ku dartay hoggaamiyaha Al-Shabab Sheekh Axmed Diiriye oo sidoo kale loo yaqaan Abu Ubaidah iyo ninka la aamisan yahay inuu ku xigeenka u
Tacsi ku socota reer Axmed Dhaloole
(April 21, 2015)
London:-Waxaa halkaan Tacsi uga diraynaa haddii aan nahay Qoyska reer Keenadiid ilmo Axmed Dhaloole gaar ahaan walaasheen Sacdiyo Axmed Dhaloole oo ku nool magaalada London oo walaalkeen Abdirashiid A
Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo maanta shir deg deg ah yeeshay
(April 21, 2015)
Garoowe:-Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland ayaa maanta waxaa ay iskugu yimaadeen shir deg deg ah oo uu shir gudoominayey Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland Eng. Cabdixakiim Xaaji C/llahi Cumar
Qarax lagu weeraray Makhaayadda Banooda oo ka soo horjeeda Hotel Center ee Muqdisho
(April 21, 2015)
Muqdisho:-Qarax loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa ayaa waxaa lala bartilmaamsaday Makhaayada Banooda oo ka soo horjeeda Hoteelka Central ee magaalada Muqdisho. Makhaayada Banooda a
Nadwadii ka socotay Masjdka Al-rowda ee Bosaso oo la soo gabagabeeyay.[Masawiro+Bayaan]
(April 21, 2015)
Boosaaso:-Waxaa xalay lagu soo gabagabeeyay  magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari Nadwadii 13aad oo mudo 6 cisho ah ka socotay Masjidka weyn Al-rowda ee  magaalada Boosaaso. Ugu horrayn waxa
Nadwadii ka socotay Masjidka Al-Rowda ee Magaalada Boosaaso oo gashay habeenkeedii 6aad (Masawiro)
(April 21, 2015)
Boosaaso:-Nadwadii kasocotay masjidka alrowda oo gashay habeenkeedii 6aad , iyadoo uu caawa soo jeedinayay Sheikh Maxamed Macallin Axmed, cinwaanka muxaadaraduna uu ahaa "Halka ay Culimada Islaamku Ka

« Previous PageNext Page »