Taliyaha Qeybta Booliska ee Gobolka Bari oo SBC uga waramay weerarkii Al-shabaab ay ku qaadeen Saldhiga Baalade ee Boosaaso [Dhagayso]
(April 18, 2015)
Boosaaso:-Taliyaha Qeybta Booliska ee Gobolka Bari C/xakiin Yuusuf Xuseen oo saaka la hadlayay SBC,ayaa Faah faahin ka bixiyay weerar xalay lagu qaaday Saldhigga Baalade ee magaalada Boosaaso ee xarun
Madaxweyne ku xigeenka PL Eng.Cabdixakiin Camey oo qaabilay wefdi ka socday QM iyo Midowga afrika.[Masawiro]
(April 18, 2015)
Garoowe:-Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland Eng.Cabdixakiin C/llaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 18-4-2015 aqalka madaxtooyada dawladda Puntland ee Garoowe ku qaabilay w
Madaxweyne Gaas iyo wefdigii uu hogaaminayey oo gaaray magaalada Bahar- Daar ee Dalka Ethiopia
(April 18, 2015)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa gelinkii hore ee maanta kullan kula qaatay dalka Ethiopia Madaxweynaha jaamacadda shaqaalaha Rayidka ah ee dalka Ethiopia Dr, Haile-M
Nadwadii Sanadlaha ahayd ee ka socotay magaalada Boosaaso oo gashay Habeenkeedii Saddexaad.[Masawiro]
(April 17, 2015)
Boosaaso:-Waxaa habeenkii Saddexaad gashay Nadwadii sanadlaha ahayd ee ka socotay Masjidka Al- rowda ee magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari. Muxaadarada caawa oo cinwaankeedu ahaa Usuusha caqii
Khudbadii Jimce ee maanta oo uu Sh Umal uga hadlay Calaamadaha lagu garto inuu daciifay iimaanka .[Video-ga]
(April 17, 2015)
Nairobi:-Sh.Maxamed Cabdi Umal ayaa maanta waxaa uu Khudbadii Jimce kaga hadlay Calaamaadka lagu garto Iimanka oo daciifa, Sheekh Umal ayaa waxaa uu xusay arrimaha sababa in qof uu iimaankiisa uu daci
Khudbadi Jimce ee Masjidka Al-hidaaya ee Nairobi Sh.Dr Cabdalla.[Dhagayso]
(April 17, 2015)
Nairobi:-Waxaan idin soo gudbinaynaa Khudbadi Jimce ee Masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya, khudbada oo cinwaankeedu yahay fitanta iyo sidda loo mucaalajeen karo waxa soo
Mu’assasada Minhaaj Galdogob oo taageero caafimaad iyo wacyigalin diineed gaarsiisay tuulooyin.[Masawiro]
(April 17, 2015)
Galdogob :-Maalinimadii khamiista ee ku beegnayd 17/4/2015 ayaa Mu’assasada Al-Minhaaj ee degmada Galdogob waxaa ay booqdeen tuulooyinka Galdhuumood, Qansaxle, Jeexo, iyo Qanbuus. Tuulooyinkaas oo r
Nadwadii Sannadlaha ahayd ee Masjidu Rowda ee Boosaaso oo habeenkeedii 2aad gashay.[Masawiro]
(April 17, 2015)
Boosaaso:-Muxaadarada caawa oo cinwaankeedu ahaa Shiicada bilowgeedii, kobaceedii iyo kooxaha ay u kala baxdo, ayaa waxa soo jeedinayay Sheekha weyn ee Soomaaliyeed Sh.Daahir Aw Cabdi.Ugu horayn shiik
RW Sharmaake: “Waxaan idiin xaqiijinayaa in xiriirka u dhaxeeya Sweden iyo Soomaaliya uu yahay mid adag”
(April 17, 2015)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Dr.Cumar Cabdirashid Cali Sharmarek ayaa shalay kulan la qaatay Safiirka Sweden u fadhiya Soomaaliya Mikael Lindvall, waxayna ka
Acount Face Book been Abuur ah oo lagu furtay magaca Sheekh Maxamuud Xaliike
(April 16, 2015)
Nairobi:Waxaa baryahaan aad ugu soo batay barta Facebook rag caadeystay dhaqana ka dhigtay in ay ku been abuurtaan culumada iyo dadweynaha kale ee Soomaalida iyaga oo ku furta Acount magacyada iyo Mas

« Previous PageNext Page »