Khudbadii Jimcaha “Kitaabka iyo Sunnaha waa in loo laabto” Sh Bashir Axmed Salaad
(November 14, 2021)
Muqdisho:-Waxaan halkan idiinku soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha Ee Masjidka Al Jazeera waxaana Khudbada jeediyey Sh Bashiir Axmed Salaad waxaana uu Sheekhu ka hadlay  وجوب الرجوع ع
Madaxweyne Farmaajo oo hambalyo u diray dhammaan Sanatarrada loo doortay Aqalka sare
(November 13, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hambalyeey guusha dhammeystirka doorashada Sanatarrada Aqalka Sare ee Baarlamaanka ayaa ku bogaadiy
Madaxweynaha Galmudug oo shir Gudoomiyay shirka golaha wasiirada Galmudug.
(November 13, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa shir gudoomiyay shirka golaha wasiirada DGM oo galabta ku qabsoomay aqalka Madaxtooyada Galmudug. Shirka Golaha Wasiirada a
Madaxweynaha Puntland oo daahfuray Guddiga sare ee warbaahinta Puntland.[Masawiro]
(November 13, 2021)
Garoowe: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta daah-furay Guddiga Sare ee Warbaahinta Puntland oo maanta shaqo billaabay. Madaxweynaha ayaa u rajeeyay Guddiga
Ra’iiusl wasaare XFS oo shir gudoomiyey shirka Golaha Wadatashiga Qaranka.
(November 12, 2021)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa shir guddoomiyay shir ay aaladda fogaan aragga ku yeesheen Golaha Wadatashiga Qaranka. Kulanka oo diiradda lagu saaray dardarga
Faahfaahin Qarax ay dhowr qof ku dhinteen oo ka dhacay Muqdisho
(November 11, 2021)
Muqdisho:- Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in uu qarax ka dhacay galabta isgoyska Banaadir ee magaalada Muqdisho,waxaana ugu yaraan ku dhintay qaraxaas saddex qof halka dhowr ka
Ra’iisul wasaare Rooble iyo Madaxweynaha Hirshabeele oo kulan la qaatay waxgaradka Degmada Balcad.[Masawiro]
(November 11, 2021)
Balcad:-Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen Iyo Raisul Wasaaaha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay waxgaradka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada degmada
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo gaaray degmada Balcad. [Masawiro]
(November 11, 2021)
Balcad:-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta safar howleed ku tagay degmada Balcad ee Gobolka Shabeellada Dhexe. Ra’iisul Wasaaraha oo ay wehliyaan madaxweynaha Hirshabe
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo shir gudoomiyey kulanka amniga gudaha Puntland.[Masawiro]
(November 10, 2021)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-guddoomiyay Kulanka Amniga Gudaha ee Puntland, oo looga hadlay warbixinta Amniga iyo dardargelinta qorshaha la
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo furay Madasha Arrimaha Bani’aadminimada ee Soomaaliya
(November 10, 2021)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta furay Madasha Arrimaha Bani’aadminimada ee Soomaaliya oo ay soo qaban qaabishay Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiib

« Previous PageNext Page »