Golaha Qaramada Midoobay oo maanta mar kale digniin u diray Madaxda Soomaalida
(August 10, 2012)
New york:-Golaha Qaramada midoobay ayaa maanta oo ah Khamiis kulan ay ku yeesheen magaalada New York waxaa ay digniin u jeediyeen kooxo ay ku tilmaameen in ay yihiin qas wadayaal Soomaaliyeed oo ay ul Ciidamo ka tirsan DFKM oo lagu weeraray Ex Control Balcad iyo xerada Maslax
(August 10, 2012)
Balcad:-Ciidamo ka tirsan DFKM ayaa maanta waxaa lagu weeraray inta u dhexeysa Ex Control Balcad iyo xerada Maslax ka dib markii miino loo galiyey wadada waxaana weerarka ku dhintay ilaa inta la ogya Ciidamada AMISOM oo la wareegay amaanka magaalada Baydhabo
(August 10, 2012)
Baydhabo:-Cutubyo ka tirsan ciidamada AMISOM ayaa maanta waxaa ay kala wareegeen ciidamada Itoobiya ee heysta magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay xarumihii ay deganaayeen ciidamada Itoobiya ka Kulamo maamul loogu sameynayo gobolada Jubooyinka iyo Gedo oo ka socda magaalada Nairobi.
(August 9, 2012)
Nairobi:Kulamo maamul guud loogu sameynayo gobolada Jubooyinka iyo Gedo, ayaa weli ka soconaya duleedka magaalada Nairobi Kulamadan oo dhawaanahanba soconayey, ayaa waxaa ka qeyb galaya ilaa Tartankii Quraanka Kariimka ee Bisha Ramadaan oo lagu soo gabagabeeyey Qardho.(Dhagayso)
(August 8, 2012)
Qardho:-Xaflad Lagu qabtay Masjidka Cumar Binu Khadaab ee magaalada Qardho ayaa arday tiradoodu gaareyso 26 ardey oo ka kala socda 13 dugsi quraan oo ku yaala magaalada Qardho lagu gudoonsiiyey hadiya Seminaro Hargaysa,Boorama, Boosaaso, Garoowe & Kafaalo Magazine oo gaaray wadankii & Waraysi BBC-da
(August 7, 2012)
Boosaaso:-Kafaalo waxay bishii lasoo dhaafay kumartay safar dhawr maalmood ah magaalooyinka Hargaysa, Boorama, Boosaaso iyo Garoowe. Ujeedada safarkaan ayaa ahayd gaarsiin Kafaalo Magazine wadankii, Tafsiirkii Quraanka ee Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax ee ka baxay Halganwebtv [Daawo Video]
(August 7, 2012)
Oslo:Waxaa ugu bishaaraynaynaa dhamaan walaalaha Soomaaliyeed ee ku xiran tafsiirka quraanka Kariimka ee ka baxa masjidka Towfiiq ee magaalada Oslo uuna akhriyo Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax in dadkii Beesha Cumar Maxamuud oo ka shirtay soo xulida xubnihii u matali lahaa Baarlamaanka Soomaaliya (Sawirro).
(August 7, 2012)
Gaalkacyo:-Shir balaaran oo ay maanta 07/08/2012 isugu yimaadeen Waxgaradka, Aqoonyahanka, Siyaasiyiinta, Ganacsatada, Culimaa’ udiinka, Odayaasha dhaqanka, Dhallinyarada, Haweenka iyo Qurbajoogta k Xanuun xagga maskaxda ah oo ay qarka u saaran yihiin dadka ku deg-dega gaaleysiinta Muslimiinta.
(August 7, 2012)
Nairobi:-Sida dad badani la socdaan, waxaa waayadan arrimaha Soomaaliya, ku soo biiray is-gaaleysiinta, iyadoona dhaqan ayba u noqotay (dadka qaarkiis) inay si fudud Gaalnimo ugu xukmiyaan qof ama dad Madaxweynaha Dowaldda Puntland oo dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe
(August 7, 2012)
Madaxweynaha Dowaldda Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Maxamuud Faroole iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saaka dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe ka dib markii wafdiga madaxeynaha dowllada Puntlland
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|