
(February 24, 2014)
London:Warbixin lagu daabacay Wargayska Dailymail oo ka soo baxa wadanka Ingriiska aadna ugu dhow Xisbiga talada haye ee Conservative ayaa lagu xusay in lacag gaaraysa ilaa £ 90 million ay dowladda I Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Raisulwasaaraha dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn
(February 24, 2014)
Addis Ababa:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta kula kulmay magaalada Addis Ababa Ra’iisal wasaaraha dalka Ethiopia Mr. Hailemariam Desalegn. Wasiirka arrimaha

(February 24, 2014)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta shir-gudoomiyey shirkii Guddiga Sare ee Wadashaqeynta (High Level Partnership Forum). Waxaana goob-jo

(February 24, 2014)
Suuriya:-Madaxa dhinac Siyaasadda ee Jabhadda Islaamiga Sh.Xassaan Cabuud ayaa waxaa uu waraysi gaar ah oo uu siiyey Tv- Al-jazeera uga hadlay dilka loo geystay Sheekh. Abu Khaled Al-Suuri oo lagu dil

(February 24, 2014)
Suuriya:-Sh.Abu Khaled Al-Suuri ayaa waxaa lagu dilay magaalada Aleppo ee dalka Suuriya waxaana uu ka mid ahaa saraakiisha sare ee Mujaahidiina Ahrar al-Sham waxaa dilay laba ka mid ah Khaawrijta dhib

(February 24, 2014)
Muqdisho, February 24, 2014----Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay ergayga gaarka ah ee urur goboleedka IGAD u qaabil

(February 24, 2014)
Waxay ahaayeen laba nin oo reer wabi ah. Waxay ooteen dhul weyn oo wabiga xoogaa u jira, si ay uga dhigtaan dhul beereed ay ka xoogsadaan. Subixii marka qof iyo geed la kala garto ayey beerta kusoo ka

(February 24, 2014)
Garowe:-Gollaha Wasiiradda Dowladda Puntland oo maanta yeeshay shirkoodi todobaadlaha ahaa ayaa ka shiray amaanka guud ee dalka iyo horumarinta beeraha Puntland. Ku simaha madaxweynaha Puntland ahna m Gacan ku dhiiglihii dilay Taliyihii Saldhiga Goldogob oo la soo qabtay
(February 24, 2014)
Goldogob:-Wararka saaka naga soo gaaraya Degmada Goldogob ee gobalka Mudug ayaa sheegaya in ciidamada amaanka ay saaka gacanta ku soo dhigeen gacan ku dhiiglihii dilay Taliyihii Saldhiga Goldogob Mu

(February 24, 2014)
Addis Ababa:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ku sugan magaalada Addis Ababa ayaa maanta xarunta wasaaradda Gaashaandhiga kulan kula qaatay wasiirka gaashaandhiga Ethi
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|