
(February 24, 2014)
Garowe:-Gollaha Wasiiradda Dowladda Puntland oo maanta yeeshay shirkoodi todobaadlaha ahaa ayaa ka shiray amaanka guud ee dalka iyo horumarinta beeraha Puntland. Ku simaha madaxweynaha Puntland ahna m Gacan ku dhiiglihii dilay Taliyihii Saldhiga Goldogob oo la soo qabtay
(February 24, 2014)
Goldogob:-Wararka saaka naga soo gaaraya Degmada Goldogob ee gobalka Mudug ayaa sheegaya in ciidamada amaanka ay saaka gacanta ku soo dhigeen gacan ku dhiiglihii dilay Taliyihii Saldhiga Goldogob Mu

(February 24, 2014)
Addis Ababa:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ku sugan magaalada Addis Ababa ayaa maanta xarunta wasaaradda Gaashaandhiga kulan kula qaatay wasiirka gaashaandhiga Ethi

(February 23, 2014)
Boorama:-Waxaa maalintii Jimce Khudbadii Jimce ka jeediyey Masjidka Ibraahiim Sheekh Xassan Khayre Dirir isagoo Sheekhu uu ka hadlay in Alle lagu xirnaado oo Xadhigiisa la qab sado, Sh.Xassan Khayr Di

(February 23, 2014)
Muqdisho:-Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa galabta shir guddoomiyay kulan aan caadi aheyn oo ay yeesheen golaha Wasiirada, waxaana kulankan ka s

(February 23, 2014)
Galdogob:-Wararka aan ka helayno degmada Galdogob ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in lagu dilay Degmada Galdogob Taliyihii Saldhiga Muumin Maxamed Muumin. Dilka taliyaha Degmada Galdogob ayaa wax

(February 23, 2014)
Addis Ababa:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali iyo wafdi uu hogaaminaayey ayaa gaaray si diiranna loogu soo dhaweeyey magaalada Addis Ababa ee xarunta Dalka Ethiopia. Madaxw

(February 23, 2014)
Garoowe:-Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta u dhoofay magaalada Adis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya. Madaxweynaha Puntland ayaa waxaa safarkiisa ku weheliya Sh.Bashiir Axmed Salaad oo muxaadaro ka jeediyey Masjidka Al-hudaa ee Garoowe.[Daawo Videa]
(February 22, 2014)
Garoowe:-Maalmihii la soo dhaafay ayaa masjidka Al-hudaa ee magaalada Garoowe waxaa lagu soo bandhigay barnaamij lagu hormarinayo barashada culuumta shareecada iyo luqada carabiga gaar ahaan xalaqaatk Madaxweyne Xasan Sheekh “Ciidanka Asluubtu waa Hal-bowlaha Garsoorka!!(Masawiro)
(February 22, 2014)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay munaasabadda 44 aad ee ka soo wareeegatay maalintii la aas-aasay Ciidamadda Asluubta Soomaali
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|