Shirka Golaha Wasiirada DFS oo looga hadlay Abaaraha iyo Amniga
(March 31, 2016)
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Wasiirka Caddaaladda C/laahi Axmed Jaamac (Ilkajiir), iyadoo
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2016/03/cabdirsaaq-yuusuf.jpg)
(March 31, 2016)
Taliyaha Guud ee ciidanka Booliska Dowladda Puntland Col C/risaaq Afguduud ayaa shaaca ka qaaday in caawa laga bilaabi doono Boosaaso howlgalo lagu sugayo amaanka magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Ra’iisul Wasaaraha DFS oo cambaareeyey qaraxii ka dhacay Gaalkacyo
(March 31, 2016)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdi rashiid Cali Sharmaarke, ayaa si adag u cambaareeyey weerarkii bahalnimada ahaa ee ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobo
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2016/03/banaanbaxburti.jpg)
(March 31, 2016)
Burtinle:-Wararka naga soo gaaray magaalada Burtinle ee gobalka Nugaal ayaa sheegaya in uu ka dhacay banaanbax weyn oo looga soo horjeedo Ururka Al- Shabaab oo saaka qarax nafti halignimo ah ka fuliye
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2016/03/vlcsnap-2016-03-31-02h56m14s156-420x210.png)
(March 31, 2016)
Gaalkacyo:-Taliyaha ciidamada birmadka ee Gobolka Mudug C/rashiid Xassan Xaashi( Gabi Gabi) oo la hadlay saxaafadda ayaa waxaa uu ka warbixiyey qaraxii ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2016/03/IMG_39871.jpg)
(March 31, 2016)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa saaka 31-March-2016 hadiyado sharafeed ka kooban agabka hiddaha iyo dhaqanka Soomaalida oo lagu xardhay Calanka Puntlan Madaxweynaha Dawladda Puntland oo ka tacsiyeey dadkii ku geeriyoodey qaraxii ka dhacay Gaalkacyo
(March 31, 2016)
[nggallery id=1515]
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2016/03/1.bmp)
(March 31, 2016)
Gaalkacyo:-Allaha u naxariisto waxaa ku dhintay qarax naftii halignimo ah oo goor dhawayd ka dhacay magaalada Gaalkacyo xisaabiyihii wasaradda Maaliyada Gobalka Mudug Siciid Cali Yuusuf oo lagu naanay R.W Cumar “Waan la xanuunsaneynaa walaalaheena Turkiga ee la dhibaateeyay iyaga oo shacabkeena gargaaraya
(March 31, 2016)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa si kulul u cambaareeyey weerarkii waxashnimada ahaa ee lagu laayey dhaqaatiir isug
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|