Madaxweyne Deni oo caawa Bulshada Puntland kala hadlaya marxaladaha siyaasadeed ee Soomaaliya.[Video]
(February 21, 2021)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa Bulshada Puntland kala hadlaya marxaladaha siyaasadeed ee hadda taagan. Kulanka oo ay ka qeybgalayaan qeybaha kala du
Saraakiisha Booliska Gobalka Bari oo ka shiray amniga Gobolka.
(February 21, 2021)
Boosaaso:-Shirka amniga oo ay ka qayb galeen Taliyaasha Saldhigyada loo xil saaray sugidda amniga iyo Saraakiisha Booliska Gobalka ayaa looga hadlay shirka manta iyo sidoo kalle xoojinta amniga ka hor
Madaxweynaha PL oo caawa xarunta PDRC ka jeedin khudbad ku saabsan marxalada Siyaasadeed ee Soomaaliya
(February 21, 2021)
Garoowe:-Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa caawa saacadu markay tahay 07:30 PM ka jeedin doona xarunta PDRC ee Garoowe khudbad uu kaga hadli doona marxalada Siyaasadeed ee da
Jubaland oo 5 qodob ku xirtay ka qayb galka shirka wadatashiga Qaran ee doorashooyinka
(February 21, 2021)
Kismaayo:-Dowlad Jubaland ayaa war-muriyeed iyo baaq kasoo saartay xaaladda dalka iyo doorashooyinka. warsaxaafadeedka ka so baxay Dowladda Jubaland ayaa lagu sheegay in Jubaland ay si mug weyn u faha
Madaxweyne Farmaajo oo guddoomiyey kulan hordhac u ah Shirka Wadatashiga Qaran ee Doorashooyinka
(February 21, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa guddoomiyey Kulan hordhac u ah Shirka Wadatashiga Qaran ee ku saabsan dhaqan-gelinta talo-soojeedint
Dowlada Federaalka Soomaaliya oo Imaaraatka ka codsatay iney raali gelin ka bixiso warqadii kasoo baxday .
(February 21, 2021)
Muqdisho:-Wasiirka warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska Soomaaliya, Cismaan Abokor Dubbe, oo warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa ku eedeeyey dalka Isu tagga Imaaraadka Carabt in ay u gafeen