DFS oo Shaacisay in uu Fashilmey Shirkii u dhaxeeyey DFS iyo Dowlad Goboleedyada
(April 7, 2021)
Muqdisho:-Shirkii u socday madaxda dawladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamul goboleeddyada ayaa ku dhamaaday natiijo la’aan, sida uu warbaahinta u sheegay wasiirka warfaafinta DFS Cismaan Dub Guddiga dib u habaynta Ciidamada Dowladda Puntland oo booqday xerada Ciidamada Daraawiishta ee Gaalkacyo.[Video/Masawiro]
(April 7, 2021)
Garoowe:-Guddiga dib u habaynta Ciidamada Dowladda Puntland ayaa boqday Taliska Ciidamada Daraawiishta xerada Siinaay ee magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Wasiirka Maaliyadda ahna Guddoom Madaxweynaha Jamhuuriyadda S/land oo Qaabiley Wefti uu Hoggaaminayo Wasiirka Caddaaladda ee Dalka Zambia.[Masawiro]
(April 6, 2021)
Hargeysa:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabiley Wefti Uu Hoggaaminayo Wasiirka Caddaaladda Ee Dalka Zambia.Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta q Guddiga xalinta dhibaatadda Suuqa lacagaha ee Puntland oo ka warbixiyey go’aano ay soo saareen.[Video/Masawiro]
(April 5, 2021)
Garoowe:-Guddiga xalinta dhibaatadda suuqa lacagaha ee degaanadda dowladda Puntland ayaa maanta ka warbixiyay halka uu marayo xaaladaha lacagta Shilin Soomaaliga iyo go’aamo hor leh oo ay soo saaree Wararkii ugu danbeeyey Shirkii hordhaca ee u socda Madaxda dalka .
(April 4, 2021)
Muqdisho:-Wararka ka imaanaya Shirkii hordhaca ahaa ee ka socday magaalada Muqdisho ayaa galay maalintii 2aad Madaxda Soomaaliyeed ayaa maanta waxaa looga hadlay Ajandaha Shirka Door Jeneraal Odowaa oo xog ka bixiyey weeraradii Bariire iyo Awdheegle [Dhagayso]
(April 4, 2021)
Muqdisho:-Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliya Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage ayaa faahfaahin ka bixiyey weerarkii shalay ay maleeshiyaadka Al-Shabaab kusoo qaadeen saldhigyada ciidamada dawladda e Guddiga xalinta dhibaatadda suuqa lacagaha oo go’aan soo saaray
(April 4, 2021)
Garoowe:-Guddiga xalinta dhibaatadda suuqa lacagaha ee degaanadda dowladda Puntland ayaa soo saaray saddex qodob oo ay ku taliyeen in si degdeg ah loo fuliyo. Kulan dhexmaray guddiga,bangiyada iyo sh Ciidamada PSF ee Puntland oo jab xoog leh gaarsiiyeey Kooxda Daacish.[Video]
(April 4, 2021)
Qandala:-Ciidamada PSF ee Puntland oo Howgal qaatay 48-saac ku qaaday degaannada Baraagaha Madax Madow iyo Dhabancaddo ee Buuraha Cal Miskaat oo hoostaga degmada Balidhidin ee gobolka Bari ayaa lagu b Taliyaha guud ee Ciidamada Difaaca Puntland oo tababar u oo xiray Guutada Gama’diid (Masawiro)
(April 3, 2021)
Xarfo:-Guddiga dib u habaynta Ciidamada Dowladda Puntland ayaa xerada Abqaale ee degmada Xarfo tababar ugu soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidamada Dowladda Puntland.Wasiirka Maaliyadda, Mudane Xasan Sh Puntland oo ka qayb galaysa Shirka wadatashiga arrimaha doorashada ee Sabtiga ka furmaya Muqdisho
(April 2, 2021)
Muqdisho:-Dowladda Puntland waxay soo dhoweysay dadaal ay waday Beesha Caalamka oo ku saabsan sidii loo xalin lahaa caqabadaha ku xeeran arrimaha Doorashada, waxaana lays la gartay in Sabtida 03 April
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|