3 qof oo meyd ah oo laga hellay duleedka degmada Afmadow ee Gobolka jubbada hoose
(December 18, 2011)
Axad, December 18, 2011 Ilaa 3 qof oo meyd ah oo qoorta laga gooyey ayaa waxaa saaka laga hellay inta u dhexeysa degmada Afmadow iyo Qooqaani ee Gobolka jubbada hoose, iyadoo degaanadaas ay maalmihii
Ra’iisul Wasaare DFKM Dr. Cabdiweli oo wal wal ka muujiyay go’aanka dowladda ee joojinta Xawaaladdaha Soomaalida
(December 18, 2011)
Muqdisho, Axad, December 18, 2011-------Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr.Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta ka hadlay go’aanka ay dowladda  Mareykanka muddada todobaadyada ah ugu qabatay howshii
Sh Maxamed Umal iyo Sh Maxamuud Shible oo socdaal dacwo ku jooga South Africa(Dhageyso)
(December 17, 2011)
South Africa:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal iyo Sheikh Maxamuud Sheikh Maxamed Shible  ayaa socdaal dacwo ku tagay dalka south africa waxaana ay muxaadarooyin kala duwan ka jeediyeen Masaajida ay gacanta
Ciidanka Amaanka ee magaalada Gaalkacyo oo Toogtay Nin Watay Waxyaabaha Qarxa
(December 17, 2011)
Gaalkacyo:-Ciidamada Amaanka ee magaalada Gaalkacyo ayaa maanta markii ugu horeysay toogasho ku dilay  Nin ku hubaysnaa Bistoolad iyo ugu yaraan 3Bambaanooyinka gacanta laga tuuro ah ninka ayaa ka s
Abaanduulaha ciidamada dalka Jabuuti,Jen. Zakariye Sh Ibraahim oo soo gaaray Muqdisho
(December 17, 2011)
Muqdisho:-Wafdi uu horkacayo abaanduulaha ciidamada dalka Jabuuti, Jen. Zakariye Sheekh  Ibraahim iyo wafdi la socda ayaa saaka soo gaaray magaalada Muqdisho waxaana uu kulamo kala duwan la qaatay ma
Sheekh C/raxmaan Abyad oo muxaadaradii koowaad ka jeedshay Masjid Al-Tawxiid ee Copenhagen (Dhageyso)
(December 16, 2011)
Denmark:-Sh.C/raxmaan Abyad oo ka mid culumada iyo ducaada ku nool dalka Denmark ayaa muxaadarooyin musalsal ah ka bilaabay caawa Masjidka Al-Tawxiid ee magaalada Copenhagan waxaana uu Shiikh. C/raxma
Sh Cabdulqaadir Nuur Faarax oo Naseexo guud u jeediyey reer Boosaaso.(Dhagayso)
(December 16, 2011)
Boosaaso:-Waxaa habeenkii Khamiista ee la soo dhaafay ka jeediyey magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka bari muxaadaro  naseexo ah Shiikh Cabdul qaadir Nuur Faarax oo ka mid ah culimada Soomaaliya ee
Sh.Maxamuud Shible oo na soo gaarsiyey qoraal uu mar labaad Sh.Xassan Takar uga codsanayo inuu meel ku sheego Axaadiith been abuur ah
(December 16, 2011)
Khamiis, December 16, 2011 Sh.Maxamuud Sh.Maxamed Shible oo ka mid ah culimada dalka Soomaaliyeed ee ku nool dalka Kenya gaar ahaan magaalada Nairobi ayaa qoraal uu soo gaarsiiyey Shabakaddaha wararka
Nadwo dacwadeedkii xilliga qaboobaha lagu qaban doono magaalada Stockholm
(December 16, 2011)
Stockholm:-Waxaa la qabanayaa Nadwo dacwadeedkii xilliga qaboobaha lagu qaban jiray magaalada Stockholm, Nadwadaan oo noqonaysa tii shanaad ayaa cinwaankeedu yahay Culumadu waa dadka dhaxlaya Anbiyada
مفاهيم ينبغي أن تصحّح Arimo u baahan sixitaan (Mutamar lagu qaban doono Masjid abu-bakr Seattle)
(December 16, 2011)
Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan Muslimiinta ku nool Seattle & nawaaxigeeda in Masjid Abu-Bakr uu Marti galin doono Mu’tamar dhici doona December 30th, 31st and 1st Jan 2012مفاهيم نبغي

« Previous PageNext Page »