Ra’iisul Wasaare Saacid oo oo tacsi u diray Ehelada Marxuum Boqor Cabdullahi Boqor Muuse
(June 24, 2013)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdi faarax Shirdoon (Saacid) ayaa halkaan tacsi tiiranyo leh uga dirayaa qaraabadii, ehelkii iyo dhamaan Salaadiinta So Nadwo Cilmiyeed lagu soo gabagabeeyey Degmada Carmo iyo Bayaan laga soo saaray (Masawiro)
(June 24, 2013)
Carmo:-Waxaa lagu soo gabagabeeyey Degmada Carmo Nadwo cilmiyeedii 5aad ee sanad walba lagu qabto Degmada Carmo waxaana nadwada Cinwaan looga dhigay Baahida Umaddu u qabto Manhajka Ahlusunna Waljamaac Ra’iisul Wasaaraha DFS oo Tababar U Soo Xiray ciidamo ka tirsan DFS
(June 24, 2013)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Farax Shirdoon (Saacid) oo ay wehliyaan Wasiirka Gaashandhiga C/xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi, Wasiirka Wasarada kheyraa Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Leicester oo tacsi ka dirtay geerida Boqor Cabullaahi Boqor Muuse
(June 24, 2013)
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Leicester ayaa waxaa ay tacsi u diraysaa dhamaan umada Soomaaliyeed gaar ahaan qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Boqor C/llaahi Boqor Cabdullaahi Boqor Muuse oo ku geeriyooday dalka Finland
(June 24, 2013)
Rabbi ha u naxaristee waxaa maanta oo taariikhdu tahay 24/06/2013 ku geeriyoodey dalka Finland Boqor Cabdullaahi Boqor Muuse. Boqor Cabdullaahi ayaa muddo bil ah ku jirey Isbitaal ku yaala dalka Fin Wararkii ugu danbeeyey ee naga soo gaaraya Degmada Baraawe iyo Saraakiil baxsaday
(June 24, 2013)
Baraawe:-Wararka naga soo gaaraya Degmada Baraawe ayaa sheegaya in xaalada guud ee magaalada ay degan tahay waxaana Degmada si buuxda gacanta ugu haya ciidamo taabacsan Amiirka Al-shabaab Axmed Cabdi Xubin ka tirsan shaqaalaha Baarlamaanka DFS oo xalay Muqisho lagu dilay
(June 24, 2013)
Muqdisho:Kooxo hubeysan ayaa xalay waxaa ay ku dileen degmada Wadajir mid ka mid ah shaqaalaha Baarlamaanka Dowllada Federaalka ee Soomaaliya xili uu ku sii jeeay gudigiisa. Dableydaan hubeysan ayaa m Xildhibaannada Golaha Baarlamaanka DFS oo 30,000$ ugu deeqay Agoonta Booliska DFS
(June 23, 2013)
Muqdisho:-Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa lacag gaareysa 30,000$ (Soddon kun oo Doollar) oo ay gunadooda bishan ka jarayaan ugu deeqay carruurta agoonta ah ee ay ka geeriyoo Muxaadarooyin kala duwan oo lagu qaban doono Masjidka Madiina ee Magaalada Burco
(June 23, 2013)
Burco:-Waxaa la ogeysiinayaa dadweynaha ku dhaqan magaalada Burco ee xarunta gobalka Togdheer in muxaadarooyin kala duwan lagu qaban doono Masjidka weyn ee Madiina waxaana muxaadarooyinkaas qaban doon Ciidanka DFS iyon kuwa AMISOM oo howlgalo ka sameeyey magaalada B/weyne
(June 23, 2013)
Hiiraan:-Ciidanka DFS iyo kuwa AMISOM ayaa saaka howlgalo ka sameeyey magaalada B/weyne ee xarunta gobalka Hiiraan waxaana ay howlgaladaas ku soo qabteen ilaa 100 qof. Howlgalada ay sameeyeen ciida
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|