Sh.Abu Basiir Al-Dharduus أبو بصير الطرطوسي oo ka hadlay xaalada Suuriya iyo kooxda Daacish.[Daawo]
(February 14, 2014)
Sh.Cabdi Al-Muncim Mustafa Halim laguna naanayso Abu Basiir Al- Dharduus ayaa waxaa waraysi gaar ah kala yeeshay xaalada murugsan ee dalka Suuriya Tv-ga Al-hiwar قناه الحوار isagoo si faahfa
Ra’iisul Wasaarayaasha Soomaaliya iyo Ethiopia oo kulan uu ku dhexmaray Addis Ababa
(February 14, 2014)
Addis Ababa:-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sh.Axmed oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia ayaa waxaa uu maanta kulan dheer la qaatay Ra’iisul Wasaa
Sh.Umal maalinta Jaceylku waxaa xus gaalo mana banaana in loo dabaal dego[Daawo]
(February 14, 2014)
Nairobi:-Sh.Maxamed Cabdi Umal ayaa maanta waxaa uu khubo jimcihii uu ka jeediyey Masjidka 6 street waxaa uu uga hadlay wax loogu yeero maalinta Jacaylka oo dad badan oo muslimiin ah ay ku fitnaysan y
Afhayeenka xog’hayaha QM oo beeniyey in saraakiil ka tirsan QM lagu dilay Muqdisho
(February 14, 2014)
Muqdisho:-Afhayeenka xog’hayaha guud ee Q M Martin Nesirky ayaa shir jaraa,id ku qabtay magaalada New Yorka ayaa cambaareeyey qaraxii shalay lagu weeraray saraakiil ka tirsan QM kuwaas oo ku sii jee
Jen Yuusuf Indha Cadde oo ka hadlay guri uu ku lahaa Muqdisho oo la qarxiyey.[Dhagayso]
(February 14, 2014)
Muqdisho:-Jen Yuusuf  Maxamed Siyaad (Indhacade) oo ka mid ah saraakiisha ciidanka Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa waxaa uu warbaahinta kula hadlay degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir isagoo
Mujaahidiinta Fadhi ku-dirirka. W/Q: Maxamed Nuur Shire
(February 14, 2014)
Mujaahidiinta Fadhi ku-dirirka, waa qormo aan ku qaadaa dhigi doono  dhaqannada cusub ee ay soo kordhiyeen qaar ka mid ah bulshada Soomaaliyeed. Barasho wanaagsan Mujaahidiinta Fadhi ku-dirirka waa
Al-Shabaab oo dib u qabsaday deegaano ka tirsan gobalka Sh / Hoose
(February 14, 2014)
Marka:-Ciidamada Al-Shabaab oo la wareegay Deegaanka deegaanka Jilib Marka ee duleeka Degmada Marka ka dib markii ay xalay halkaas isaga baxeen ciidamada AMISOM iyo kuwa DFS. Ciidamada Al-Shabaab a
Dowladda Turkiga oo joojisay dhaqaalihii ay siin jirtay dowladda Soomaaliya
(February 14, 2014)
Dowlada Turkiga ayaa gabi ahaanba joojisay deeq lacageed oo gaaraysa $ 4.5 milyan oo doolarka Maraykanka ah oo ay siin jireen dowladda Federaalka ee Soomaaliya  si ay uga caawisyo Soomaaliya arrimaha