Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Taliye Qaybeedyo u magacaabay Gobollada Sanaag iyo Karkaar
(February 22, 2021)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xeer Madaxweyne Lr. 05, ku magacaabay Taliye Qaybeedyadda Gobollada Sanaag iyo Karkaar. Madaxweynaha Dowladda Puntland Markuu arkay: Golaha Midowga Musharraxiinta oo ku Baaqay Banaanbax kale.[Video]
(February 22, 2021)
Muqdisho:-Gudoomiyaha Midowga Musharaxiinta ahna Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sh Shariif Sh Axmed ayaa shir jaraa'id uu ku qabtay magaalada Muqdish ee caasiamda dalka Soomaaliya waxaa uu ugu baaqa Muxaadaro qiimo badan oo uu jeediyey Sh Dr Cabdi Qani Beder. (Daawo)
(February 22, 2021)
Waxaan idiin soo gudbineynaa Muxaadaradii uu magaalada Berbera ka jeediyey Sheekh Dr Cabdiqani Beder Xafidahulaah wuxuuna sheekha si faahfaahan uga hadalay arimaha kala ah 1-Qisooyinka Qur’aan Madaxweynaha Puntland ayaa maanta ku qaabilay Qasriga Madaxtooyada ee Garoowe Wafdi kasocda Midowga Europe
(February 22, 2021)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta ku qaabilay Qasriga Madaxtooyada ee Garoowe, Wafdi kasocda Midowga Europe oo uu hoggaaminayo Ergayga Midowga Europe ee Sooma Madaxtooyada Soomaaliya oo mar kale ugu yeertay kulan Madaxweyneyaasha Puntland iyo Jubaland
(February 22, 2021)
Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay mar kale ugu yeeraysaa Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada Puntland iyo Jubaland in ay ku soo biiraan shirka wadatashiga ah ee lagu dhammeystir Madaxweyne Deni oo caawa Bulshada Puntland kala hadlaya marxaladaha siyaasadeed ee Soomaaliya.[Video]
(February 21, 2021)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa Bulshada Puntland kala hadlaya marxaladaha siyaasadeed ee hadda taagan. Kulanka oo ay ka qeybgalayaan qeybaha kala du Saraakiisha Booliska Gobalka Bari oo ka shiray amniga Gobolka.
(February 21, 2021)
Boosaaso:-Shirka amniga oo ay ka qayb galeen Taliyaasha Saldhigyada loo xil saaray sugidda amniga iyo Saraakiisha Booliska Gobalka ayaa looga hadlay shirka manta iyo sidoo kalle xoojinta amniga ka hor Madaxweynaha PL oo caawa xarunta PDRC ka jeedin khudbad ku saabsan marxalada Siyaasadeed ee Soomaaliya
(February 21, 2021)
Garoowe:-Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa caawa saacadu markay tahay 07:30 PM ka jeedin doona xarunta PDRC ee Garoowe khudbad uu kaga hadli doona marxalada Siyaasadeed ee da Jubaland oo 5 qodob ku xirtay ka qayb galka shirka wadatashiga Qaran ee doorashooyinka
(February 21, 2021)
Kismaayo:-Dowlad Jubaland ayaa war-muriyeed iyo baaq kasoo saartay xaaladda dalka iyo doorashooyinka. warsaxaafadeedka ka so baxay Dowladda Jubaland ayaa lagu sheegay in Jubaland ay si mug weyn u faha Madaxweyne Farmaajo oo guddoomiyey kulan hordhac u ah Shirka Wadatashiga Qaran ee Doorashooyinka
(February 21, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa guddoomiyey Kulan hordhac u ah Shirka Wadatashiga Qaran ee ku saabsan dhaqan-gelinta talo-soojeedint
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|