Xubin ka mid ahaa Al-shabaab oo lagu qabtay dagaalkii Suuj iyo Garmaal oo mar kale ciidamada Puntland ay qabteen.[Video]
(November 10, 2021)
Garoowe:-Waxaa laamaha amniga ee Gobolka Nugaal ay ku qabteen Konrtoolka laga soo galo magaalada Garoowe ee dhinac Gaalkacyo xigta Jacfar oo ka mid ahaa Ciidamadii ururka Al-shabaab ee dagaalku ku dhe
Puntland oo ka hortimid sharciga Shidaalka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya saxiixday 8-dii Febaraayo 2020
(November 10, 2021)
Garoowe:-Puntland iyada oo ka duuleysa Mowqifkeedii hore ee 9-ka Janaayo & 11-kii Febaraayo 2020 waxa ay caddeyneysaa in aysan qayb ka ahayn fulinta sharciga shidaalka ee la saxiixay 8-dii Febaraa
Madaxweynaha Galmudug oo saaray liiska xubnihii ka dhimanaa Musharixiinta u tartami doona golaha aqalka sare ee BFS
(November 9, 2021)
Dhuusamareeb:-Madaxweynaha Gal-Mudug Ahmed Abdi Kaarie ayaa caawa soo saaray liiska xubnaha Musharixiinta u tartami doona golaha aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya , Xubnaha Liiska mus
Xabsiga cusub oo laga dhagax dhigay Degmada Badhan ee Gobolka Sanaag.[Masawiro]
(November 8, 2021)
Badhan:-Taliyaha Ciidanka Asluubta Dawladda Puntland S/gaas Cali Nuur Cumar ayaa waxaa uu maanta dhagax dhigay Xabsiga Cusub ee G/Sanaag. Munaasabada dhagax-dhiga jeelka magaalada Badhan ee Gobolk
Wareysi: Madaxweyne Mustafe oo ka hadlay dagaalka Ethiopia
(November 8, 2021)
Madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar oo waraysi gaar ah siiyay idaacada VOA laanta Soomaaliga ayaa ka hadlay dagaalka waqooyiga Itoobiya ee haatan ku faafaya badhta
Madaxweynaha Galmudug oo daahfurey Barnaamijka Daadejinta Adeegyada Dowladda Galmudug.
(November 8, 2021)
Guriceel:-Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa xalay ka qeybgalay Munaasabad si heersare ah loo soo agaasimay oo lagu daahfurayay Barnaamijka Daadejinta Adeegyada Dowladda G
Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Agaasime Ku-xigeenka Ciidamada PMPF
(November 8, 2021)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 34 ee 7-da November 2021 kuna saabsan magacaabid Agaasime Ku-xigeenka Ciidamada PMPF ee Dow
Madaxweynaha Puntland Deni oo xilal magacaay Saraakiilna isku bedelay
(November 7, 2021)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 33 ee 7-da November 2021 kuna saabsan magacaabid iyo isku bedel Ciidan.Madaxweynaha Dowladd
Taliska Booliska Soomaaliya oo digniin u diray dhalinyarada Tiktok (Video)
(November 7, 2021)
Muqdisho:-Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Janeraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar oo maanta shir gudoominya kulan ay isigu yimaadeen saraakiisha ciidamada booliska degmooyinka gobalka Banaadir wa
Taliyaha Booliska Gobolka Bari oo ka warbixiyey howl gal lagu qabtay dhalinyaro amni daro ka waday Boosaaso [Video]
(November 6, 2021)
Boosaaso:-Laamaha Amniga Magaalada Bosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa dhalinyaro ku u soo qab qabtay dhaca Mobilada, oo Muddooyinkii La soo dhaafay Cabasho Wayn ka Imaanaysay dadwaynaha xaafadaha B

« Previous PageNext Page »