Ciidanka Booliska Boosaso oo u qabtay dad fara badan dilal ka dhacay Boosaaso
(December 21, 2011)
Boosaaso:-Ciidanka Booliska ee magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari oo maalmihii la soo dhaafay ka waday magaalada guda heeda iyo daafaheeda howl gal ay ku baacsanayaan kooxo dhalin yaro ah oo Diyaaradaha Kenya oo shalay duqeeyey deegaanka Hoosingoow ee gobolka Jubbada hoose
(December 21, 2011)
Diyaaradaha dagaalka ee laga leeyahay dalka Kenya ayaa waxaa ay shalay duqeyn dhinac cirka ay ka geysteen deegaanka Hoosingoow ee gobolka Jubbada hoose waxaan weerarkaas ka dhashay khasaaro fara badan
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2011/12/IMG_5189.jpg)
(December 21, 2011)
Garoowe:-Shirka wadatashiga wajigiisii labaad ayaa lagu wadaa maanta in uu ka furmo magaalada Garoowe ee xarunta caasimada dowllada Puntlland iyado la filayo in uuu si rasmi ah u furmo saacadaha inagu
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2011/12/IMG_3106.jpg)
(December 20, 2011)
Talaado, December 20, 2011 Gudoomiyaha Baarlamaanka DFKM Shiikh Shariif Xasan Shiikh Aadan iyo xildhibaano uu hogaaminayao ayaa agoor Dhawayd ka soo degay caasumada Puntland ee Garoowe waxaan halkaa
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2011/12/Hoori.jpg)
(December 20, 2011)
Mahad dhammaanteed waxay u sugnaatey Rabbi hufnaaye, naxariis iyo nabad gelyna suubaha Nabigeena kor kiisa ha ahaato.Waxaan qormadaan kooban ku qaadaa dhigi doonaa haddii Rabbi idmo mowduuc aad u mu
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2011/12/calidheere.jpg)
(December 20, 2011)
Muqdisho:-Afhayeenka ururka Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Cali Dheer) ayaa sheegay in ay ciidanka dalka Jabuuti ee maanta ku biiray howlgalada AMISOM ay ka wadaan magaalada Muqdisho ay ula da
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2011/12/madax3.jpg)
(December 20, 2011)
Garooowe:-Madaxweynaha DFKM Sh. Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta kormeer howleed ku tagay xarumo ka tirsan Puntland iyo Mashaariic laga hirgalin doono magaalada Garoowe ee xarunta dowladda Puntla Al-shabaab oo xalay weerar culus ku qaaday ciidanka AMISOM
(December 20, 2011)
Muqdisho:-Ciidamada Al-Shabaab ayaa xalay dagaal culus oo qorsheysan ku qaaday ciidamada AMISOM iyo kuwa DFKM oo ku sugnaa degmada Dharkeenleey ee gobolka Banaadir,dagaalka ayaa ahaa mid culus oo socd
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2011/11/break.gif)
(December 20, 2011)
Muqdisho:-Ciidamo ka socda dalka Jabuuti ayaa dhawaan ka soo degay Garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho xili maalmihii la soo dhaafay la sugayey in ay soo gaaraan Muqdisho kuna soo biiraan ci
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2011/12/gawaari-boolis-300x225.jpg)
(December 20, 2011)
Boosaaso:-Ciidanka Booliska ee magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa waxaa ay howl galo ku raadinayaan nin dhalinyaro ah oo xalay Bam gacmed ku tuuray saldhiga ciidanka Booliska ee Minjir
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|