Madaxweynihii hore ee DFS Xassan Sheekh oo sheegay in isaga iyo Sh.Shariif lagu weeraray Hotelka Maa’ida.[Video]
(February 19, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynayaashii hore ee Somaaliya Sh.Shariif Axmed iyo Xassan Sheekh Mohamuud ayaa sheegay in ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ay caawa weerar ku soo qaadeen Hoteelka Maa†Dowlada Soomaaliya oo war ka soo saartay dagaal ka dhacay Muqdisho
(February 18, 2021)
Muqdisho:-Malleeshiyaad hubaysan ayaa caawa saacadda markay ahayd 1dii habeenimo (1am)soo weeraray baraha Ciidamada Qalabka Sida ay ku leeyihiin qaybo kamid ah Caasimadda Muqdisho. Sarkaal u hadlay m Prof.Cabdi Ismail Shirka Baydhabo laguma Heshiin ee dadka Goballada Waqooyi ayaa loo heshiiyay.[Video]
(February 18, 2021)
Muqdisho:-Gudoomiyaha Aqalka sare ee dowladda Federaalka Soomaaliya iyo siyaasiyiin ka soo jeeda gobollada Waqooyi ayaa ka horyimid heshiis la sheegay in ay wada gaareen gudi farsamo oo ka kooban Dowl Madaxweyne Farmaajo oo shir iskugu yeeray Madxda dowlad goboleedyada iyo Gobolka Banaadir
(February 17, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo oo mudnaanta siinaya dhaqan gelinta Heshiiskii 17-kii Sebteembar ee doorashooyinka dalka iyo sii ambaqaadidda Sh.Maxamed Sh.Cismaan oo Muxaadaro ka jeediyey Masjidka Ramadaan ee Gaalkacyo.[Masawiro]
(February 17, 2021)
Gaalkacyo:-Sh Dr Maxamed Sh.Cismaan ayaa xalay waxaa uu Muxaadaro aad uqiima badan ka jeediyay Masjidka Ramadaan ee Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug. Sh.Dr Maxamed Sh.Cismaan oo ka mid Wasiirka Gaashaandhigga JFS oo gaaray Dhuusamareeb.[Masawiro]
(February 17, 2021)
Dhuusamareeb:-Wafdi uu hogaaminayo wasiirka Gaashaandhigga XFS Md. Xasan Xaaji oo ay ka mid yihiin Guddoomoyaha Maxkamadda sare ee CQS Col. Maxamuud Axmed Xasan iyo Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Ko Wasiirka Amnigga Puntland oo tababar u furay cutubyo ka tirsan Ciidamadda Booliska Puntland.[Masawiro/Video]
(February 17, 2021)
Qardho:-Wasiirka Amnigga iyo DDR-ta Dawladda Puntland, oo uu weheliyo Taliyaha Ciidamadda Booliska Puntland ayaa maanta mar kale waxaa ay tababar ugu fureen Dugsigga Tababarka ciidanka ee xerad Xorgob Gudiga Farsamada Arrimaha Doorashooyinka oo soo saaray Warsaxaafadeed.[Video]
(February 17, 2021)
Baydhabo:-Shirkii ka socday magalada Baydhabo ee xarunta KMG ee Koonfur Galbeed oo ay yeesheen gudiga farsame oo ka koobnaa dowladda Federaalka Soomaaaliya iyo maamul gobolleedyada ayaa waxa ay soo sa Madaxweynaha Hirshabeelle oo xilkii ka qaaday Wasiirkii Maaliyadda Hirshabeelle
(February 17, 2021)
Jowhar:-Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xilkii ka qaaday Wasiirkii Maaliyadda Hirshabeelle Mudane Cabdishakuur Maxamed Xasan isagoo si kumeel gaar ah xilka Wasiirk Ciidamada PSF ee Puntland oo Boosaaso ku qabtay Walxaha Qarxa.[Video/Masawiro]
(February 17, 2021)
Boosaaso:-Ciidamada PSF ee Puntland ayaa waxaa ay howl gal ka sameeyeen xaafaddaha magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari waxaan ay ku guulaysteen in ay kaga hortagaan qaraxyo ay Al Shabaab ku di
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|