Maxaa lagu xusuustaa Sheekh Nuur Baaruud Gurxan?[Dhagayso]
(February 17, 2021)
Alle ha u naxariistee waxaa magaalada Muqdisho xalay ku geeriyooday Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo kamid ahaa culimada Soomaalida ee sida weyn looga yaqiinay caalamka oo dhan, gaar ahaan Soomaaliya. Wasiirka amniga JFS ma jiro wax banaan bax oo lana soo ogeysiiyey.[Video]
(February 17, 2021)
Muqdisho:-Wasiirka amniga dowladda Federaalka somaaliya oo la hadlay saxaafadda ayaa sheegay in aysan jirin wax banan bax ah oo la soo ogeysiyay maalmahaan waan ka digeyna iney Bulshada isku Timaado. Madaxweynaha Hirshabeelle oo xariga ka jaray Tv-ga Hirshabeelle.[Video]
(February 17, 2021)
Jowhar:-Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta xariga ka jaray Tv-ga Dowlad Goboleedka Hirshabeelle kadib munaasabad ka dhacday xarunta Cusub ee Television-ka. Mu Madaxweynaha Puntland oo ka tacsiyeeyey geerida Sh Nuur Baaruud Gurxan
(February 16, 2021)
Garoowe:-Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa waxaa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Qoyska iyo Ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Sh.Nuur Baaruud Gur Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo ka tacsiyeeyey geerida Sh Nuur Baaruud Gurxan
(February 16, 2021)
Muqdisho:-Gudoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Maxamed Mursal Sh. Cabdiraxmaan isaga oo ku hadlaaya magaca gudoonka iyo Dhammaan mudanayaasha golaha Shacabka ayaa ka tacsiyadeeyay geerida ku timid. Al Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyey geerida Sh.Nuur Baaruud Gurxan
(February 16, 2021)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyey geerida Alle ha u naxariistee Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo caawa ku geeriyooday magaalada Muqdi Dowladda Federaalka oo ka warbixisay shirka Baydhaba.[Dhagayso]
(February 16, 2021)
Muqdisho:-Magaalada Baydhaba waxaa maalintii labaad ka socda kulanka guddiga farsamada ee qabanqaabada shirka wadatashiga qaran ee madaxda dowladda federaalka iyo madaxda maamul goboleedyada. Sida lo Madaxweynaha Jubaland oo ka tacsiyeyey geerida Sh Nuur Baaruud Gurxan
(February 16, 2021)
Kismaayo:-Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa ka tacsiyeeyay geerida Alle naxariistii Janno haka waraabiyee Sheekh Nuux Baaruud Gurxan oo caawa ku geeriyooday Muqdisho. Madaxweyn Ra’iisul Wasaare Roble oo ka tacsiyeeyey geerida Sh Nuur Baaruud Gurxan
(February 16, 2021)
Muqdisho:-Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Qoyska iyo Ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Allaha u naxariistee Caalimkii weynaa ee Soomaaliyeed Sheikh Nuur Baaruud Gurxan oo caawa ku geeriyooday m Sh.Nuur Baaruud Gurxan oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho
(February 16, 2021)
Muqdisho:-Allaha u naxariisto Sheekh Nuur Baaruud Gurxan ayaa caawa ku geeriyooday magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya, Allaha u naxariistee Sheekh Nuur Baaruud Gurxan ayaa mudo badan wax
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|