Gudoomiyaha cusub ee Degmada Kismaayo oo xilka la wareegay.[Masawiro]
(November 6, 2021)
Kismaayo:-Gudoomiyaha cusub ee Degmadda Kismaayo ahna Duqa magaalada Gen Cumar Cabdullaahi Maxamed (Cumar Faraweyne) ayaa munaasab maanta ka dhacday xarunta Degmadda Kismaayo si buuxda kula wareegay Beesha Caalamka oo war ka soo saaray dib u dhaca ku yimid Doorashada Somaaliya
(November 6, 2021)
Muqdisho:-Saaxiibada beesha caalamka* waxay aad uga walaacsanyihiin dib-u-dhaca kusii socda geedi-socodka doorashada Soomaaliya. Inkastoo billowga dhowaan la billaabay doorashada Golaha Shacabka ay ah

(November 5, 2021)
Nairobi:-Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abubakar Al-sadiiq ee magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa waxaa jeediyey Sheekh Cabdirahmaan Sheekh Mursal waxaa uu si wanaagsan uga hadlay Maalinta Madaxweynaha Dowladda Puntland oo la qadeeyey Ciidanka Madaxtooyada Puntland.[Masawiro]
(November 5, 2021)
Garoowe: 05 November 2021: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta la qadeeyay oo wakhti la qaatay Ciidamada Madaxtooyada Puntland. Madaxweynaha ayaa warbixin ka dheg Soomaaliya oo amartay inuu dalka ka baxo ku-xigeenka ergeyga Midowga Afrika
(November 4, 2021)
Muqdisho:-Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ku-xigeenka ergeyga gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Simon Mulongo ka dhigtay ‘persona non grata’ (qof aan dalka laga rabin). Wa Madaxweynaha Galmudug oo shir guddoomiyay kulanka Golaha Wasiirada
(November 4, 2021)
Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa shir gudoomiyay shirka golaha wasiirada DGM oo maanta ka dhacay aqalka Madaxtooyada Galmudug.Shirka Golaha Wasiirada ayaa maanta looga h Degmooyin ka tirsan Puntland oo lagu wareejiyay Aduun dhan$3,308,392.92 Milyan
(November 4, 2021)
Garoowe:-Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta Shir guddoomiyey Shirka isku xirka baahinta maaliyada kaas oo xafiiska hormuudka maamul baahinta Punt Wareysi: Xuseen Carab oo ka hadlay kursiga ay isku hayaan Mahdi Guuleed.[Dhagayso]
(November 3, 2021)
Muqdisho:-Guddiga xalinta khilaafaadka ee doorashada Soomaaliya ayaa hakiyey kursiga golaha shacabka ee numberkiisu yahay HOP #239 kaasoo uu ku guuleystey Ra'iisul wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahd Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xarigga ka jaray Warshada Oxygen-ta sameysa.[Video]
(November 3, 2021)
Qardho:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xarigga ka jaray Warshada Oxygen-ta sameysa oo Wasaaradda Caafimaadka we Dowladda Puntland ay kusoo kordhisay Isbitaalka gu Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal oo bogaadiyey bilaabashada doorashad golaha shacabka
(November 2, 2021)
Muqdisho:-Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa war saxaafadeed ay soo saareen bogaadiyay bilaabashada Doorashada Gollaha Shacabka oo maanta oo ay taariikhdu ahayd 1- Nofember-2021 la
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|