![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2011/12/timthumb.png)
(December 14, 2011)
Dilkii arxan darrada ahaa ee loo geystay caalimkii weynaa ee Dr. Axmed xaaji wuxuu abuuray su’aalo ay xaq tahay in uu is weydiiyo qof walba oo dareen fiyow leh, fidradiisuna dhaqan tahay, loona helo Allow ka dhig dilkii Dr Axmed Xaaji C/raxmaan dilkii Siciid Ibnu Jubeer oo kale
(December 13, 2011)
Waxay mahad Idelkeed u sugnaatay Allaha Subxaanuhu , Nabadgelyo iyo Naxariis Nabiga Muxamed dushiisa ha ahaato intaas ka dib , waxay ahayd maalin isniin ah 05/12/2011, ku beegan 09ka muxaram 1433
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2011/12/Shariif-xasan2.jpg)
(December 13, 2011)
Muqdisho:-Waxaa maanata kulan ay ku yeesheen xarunta golaha shacabka xilibaano ka tirsan DFKM oo sheegay in tiradoodu gaarayso ilaa 280 xilibaan ay xilka guddoomiyaha baarlamanka DFKM ay ka xayuubi y Waa yaab! Dadka dilaya dadka muslimka ah maxay u daliishanayaan ?
(December 13, 2011)
Alle baa mahad oo dhan u sugnaatay intaas ka dib Waa yaab! Dadka dilaya dadka muslimka ah maxay u daliishanayaan ? Maxaa dan ah oo ugu jirta dil kaas ? Diintee u banneysay? Maxaa argagax loo galiyey Dagaal xalay ka dhacay deegaanka Taabta ee gobolka J/hoose.
(December 13, 2011)
Kismaayo:-Wararka aan ka hellayno degaanka Taabto ee gobolka Jubada Hoose ayaa sheegay in halkaas uu ka dhacay dagaal xooggan oo u dhexeeya ciidanka Raaskaanboon, kuwa DFKM oo gacan ka hellay ciidan
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2011/12/untitled3.bmp)
(December 13, 2011)
Minneapolis:-Waxaa lagu qabtay Masjidka Wayn ee Abubakar As-saddique Islamic Center Minneapolis, MN, Kulan Cilmiyeed halku dheggiisu ahaa: (SAAMAYNTA DHIMASHADA CULIMADU UMMADDA KU LEEDAHAY) Jimce 12/
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2011/12/Shiikh-Boobe1-300x227.jpg)
(December 12, 2011)
Nairobi:-Shiikh C/qaadir Boobe oo ka mid ah culumada iyo ducaada ku sugan magaalada Nairobi ayaa muxaadaro qiimo leh ka jeedshay xalay qolka Somali Islamic Taqwa Network waxaana uu si qiimo leh uga ha
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2011/12/xasan.jpg)
(December 12, 2011)
Nairobi:-Shiikh Xassaan Xuseen Aaden ayaa waxaa uu ka hadlay markii ugu horeysay dilkii allaha u naxariisteeb Shiikh Dr Axmed Xaaji C/raxmaan oo lagu dilay isbuucii la soo dhaafay magaalada Boosaaso
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2011/12/KABUNDA-D-125x80.jpg)
(December 12, 2011)
Muqdisho:-Masuuliyiin ka tirsan Ururka Al-shabaab ayaa saxaafada u soo badhigatay cadeymo iyo aqoonsiga iyo weliba masawirada qaar ka mid ah Askartii Burundiiska ahayd ee lagu dilay dagaalkii dhex m Baneysiga Dhiiga Muslinka Sheekh Maxamed idirs iyo Sheekh Ahmed Nuur (Daawo)
(December 12, 2011)
Minisota:-Culumada iyo Ducaada dalka Mareykan gaar ahaan magaalada Minisota ayaa waxay qabteen kulan diimeed ay uga hadleen taariikhdii Dr Ahmed Xaji C/raxmaan iyo sida ay u banaaneyn in qofka muslink
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|