Madaxweynaha Dowladda Puntland dib ugu laabtay Garoowe
(February 8, 2021)
Garoowe:-Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid C/laahi Deni iyo wafdi uu hoggaami nayo oo maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Gal-Mudug ayaa dib ugu laabtay m
Ciidamada Amniga Puntland(PSF) oo howl galo ka fuli yey Boosaaso.[Masawiro]
(February 8, 2021)
Boosaaso:-Ciidamada Amniga Puntland (PSF) ayaa February 07, 2021 sameeyey hawlgal lagu raadinayey shakhsiyaad ka tirsan kooxaha argagixisada ah oo doonaya in ay falal argagixisanimo ka geystaan magaal
Beesha caalamka oo mar kale u soo jeedisay madaxda Soomaalida in ay wada hadlaan
(February 8, 2021)
Muqdisho – Saaxiibada beesha caalamka waxay soo dhoweynayaan dadaalada ay sameeyeen madaxda siyaasadda Soomaaliya si loo gaaro heshiis ku saabsan hirgelinta hanaanka doorashada ee 17kii Sebtem
Golaha Midowga Musharaxiinta Mucaaradka oo ku baaqay in la dhiso Gole Qaran.[Video]
(February 8, 2021)
Muqdisho:-Golaha Midowga Musharaxiinta Mucaaradka ayaa goor dhow waxaa ay Warsaxaafadeed ka soo saareen muda xileedka dastuuriga ee Madaxweynihi hore ee dowladda Federaalka Soomaaliya Mohamed Abdullaa
Sh.Mustafe Xaaji Ismail oo saaka ka dhoofay Garoonka diyaaradaha ee Gen. Maxamed Abshir ee Garoowe.[Video]
(February 7, 2021)
Garoowe:-Shiikh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun oo muddo 11 Cisha ah ku sugnaa qayba ka mid ah Gobollada Puntland ayaa maanta laga sagootiyay Garoonka diyaaradaha ee Gen. Maxamed Abshir ee Magaalada
Taliyihii NISA ee magaalada Dhuusamareeb oo la dilay
(February 7, 2021)
Dhuusamareeb:-Wararka naga soo gaaraya gobolka Galguduud ayaa sheegaya in qarax goordhow lagu dilay talyihii ciidamada Nabad sugida ee Dhuusamareeb, Cabdirashiid Cabdi Nuur Shiikhdoon (Qooje-Yare ) i
Madaxweyne Farmaajo oo Khudbad ka jeediyey Kulankii 4aad ee gaarka ah ee Kal- fadhiga 8aad ee Golaha Shacabka.[Masawiro/Video]
(February 6, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya uga warbixiyey Shirkii Wadatashiga heer Federaal
Warsaxaafadeed ku saabsan Mowqifka Guddiga Hir gelinta Doorashooyinka Heer Federaal ee Shirkii Samareeb 4
(February 6, 2021)
Muqdisho:-Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF), wuxuu wax laga xumaado ku tilmaamay is afgaran waagii uu ku soo dhamaaday shirkii Samareeb, wuxuuse muujinayaa in ay jirto rejo wanaa
Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari ayaa soo dhaweeyey ciidamo cusub oo sugaya amniga Boosaaso.[Video/Masawiro]
(February 6, 2021)
Boosaaso:-Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud oo ay Wehliyaan qaar ka mid ah Saraakiisha ciidanka ee Gobalka Bari ayaa Magaalada Bosaaso Ku soo dhaweeyay Ciidamo Dhawaan
Madaxweynaha Jubaland ka hadlay fashilka ku yimid shirkii wadatashiga ee Dhuusamareeb.[Video]
(February 6, 2021)
Dhuusamareb:-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Axmed Maxamed Islaam oo saxaafadda kula hadlay magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa uu ka warbixiyay sababaha is faham looga gaari wayay Shirka Dhuusomareeb 4

« Previous PageNext Page »