Dowlada Federaalka Soomaaliya oo Imaaraatka ka codsatay iney raali gelin ka bixiso warqadii kasoo baxday .
(February 21, 2021)
Muqdisho:-Wasiirka warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska Soomaaliya, Cismaan Abokor Dubbe, oo warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa ku eedeeyey dalka Isu tagga Imaaraadka Carabt in ay u gafeen Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo gaaray Nairobi
(February 20, 2021)
Nairobi:-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Gudoomiye Abdi rashid Yusuf Jibril iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka tirsan Goleyaasha Dawladda ayaa gaaray magaalada Nayroobi ee caasim Madaxweynaha Gal-Mudug oo soo gaaray Muqdisho.[Masawiro]
(February 20, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Gal-Mudug Axmed Cabdi Kaariye iyo wefdi uu hoggaami nayo ayaa maanta magaalada Muqdisho. Wafdiga Madaxweynaha Gal-Mudug ayaa waxaa garoonka doyaaradaha ee Aadan Cadde k Madaxweynaha Hirshabeelle oo hoygiisa booqday Madaxweynihii hore JFS Xassan Shiikh Mohamuud.[Masawiro]
(February 20, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa galabta hoygiisa Magaalada Muqdisho ku booqday Madaxweynihii hore ee Dalka Mudane Hassan Sheikh Mohamud. [ngg src="gall Madaxweyne ku xigeenka Jubaland oo wax laga wiidiiyey dib u dhac ku yimid shirkii Muqdisho.[Dhagayso]
(February 20, 2021)
Kismaayo:-Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland Maxamed Sayid Aadam oo waraysi gaar ah siiyey idaacadda BBc-da laanteeda afka Soomaaliya ayaa wax laga wiidiiyey sabab dib u dhac ku keentay shirkii wadatash Madaxweynaha Gal-Mudug oo magacaabay taliska guud ee ciidamada Daraawiishta Galmudug.
(February 20, 2021)
Dhuusamareeb:-Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye, kuna taariikhaysan 20-2-2021 ayaa lagu magacaabay taliska guud ee ciidamada Daraawiishta Dowladda Galmudu Midowga Musharaxiinta oo sheegay in ay sii wadayaan Banaanbaxyada.[Video]
(February 20, 2021)
Muqdisho:-Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa saaka waxaa ay kulan ku yeesheen magaalada Muqdisho ee caasimada dalka waxaan ay ka wada hadlen shaqaaqadii ka dhacaday Daljirka dahsoon ee looga horistaag Jubaland war ka soo saartay xaalada magaalada Muqdisho.
(February 19, 2021)
Kismaay;-Jubaland ayaa waxaa war murtiyeed ka soo saartay xaalada magaalada Muqdisho waxayna nasiib daro u aragtaa in Dowlada Federaalka ah ee wakhtigeedu dhamaaday, iyadoo awoodi kartay in ay ka sh Puntland oo war ka soo saaratay xaalad Muqdisho
(February 19, 2021)
Garoowe:-Dowlada Puntland waxa ay isha ku haysay waxa ka dhacayay xalay saqdii dhexe iyo saaka aroortii Magaaladda Muqdisho, waxaa wax laga xumaado ah in iyadoo la sugaayo doorasho ka dhacda Dalka ay Ra’iisul wasaaraha JFS Waxaa la weeraray ciidanka dowladda.[Video]
(February 19, 2021)
Muqdisho:-Ra'iisul Wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliyeed Maxamed Husein Rooble ayaa wax uu eedeyn u soo jeediyey Midowga musharaxiinta isagoo ku eedeeyey in ay weerareen Ciidanka dowladda Federaa
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|