Beesha Caalamka oo ku baaqday dib u bilaabidda Wada hadalka ku saabsan Hir-galinta heshiiskii 17 Sebtembar
(February 13, 2021)
Muqdisho:-Saaxiibada Beesha Caalamk waxay soo dhoweynayaan ku dhawaaqidda in madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) iyo Dowlad Goboleedyada Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ah (DGXF) ay kulmi d
Jubbaland oo ka tacsiyeysay geerida Suldaan Maxamed Suldaan Cabdulqaadir
(February 13, 2021)
Kismaayo:-Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa ka tacsiyeysay geerida Suldaan Maxamed Suldaan Cabdulqaadir Suldaan Cabdullaahi oo ku geeriyooday magaalada Hargeysa. Wasiirka Warfaafinta, Isgaarsiinta iyo
Wasiirka Arrimaha Guddaha Puntland oo qado sharaf u sameeyey Waxgaradka beesha Cumar Maxamuud ee ku dhaqan Garoowe
(February 13, 2021)
Wasiirka Arrimaha Guddaha Dowladda Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad ayaa maanta Qado sharaf u sameeyey Masuuliyiinta, Waxgaradka, haweenka ,ganacsatada iyo dhalinyarada Beesha Cumar Maxamuud ee
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo ka tacsiyeeyey geerida Suldaan Maxamed Suldaan C/qaadir Suldaan C/laahi
(February 12, 2021)
Garoowe:-Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa tacsi u diray qoyska, qaraabada, Guurtida iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed guud ahaan gaarn ahaan Soomaliland ee uu ka baxay Alle
Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyey geerida uldaan Maxamed Suldaan Cabdulqaadir Suldaan Cabdullaahi
(February 12, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada, dhaqanka iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka b
Madaxweynaha Jamhuuriyadda S/land, oo ka tacsiyeeyey geerida Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Suldaan Cabdilaahi
(February 12, 2021)
Hargeysa:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa, bahda
Madaxweynaha Jubaland oo shir Gudoomiyey kulanka Golahiisa Wasiirada.[Masawiro]
(February 11, 2021)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha Wasiirada oo lagaga hadlay qodobo kala duwan. Ugu horayn waxaa golahu uu falanqayn iyo do
Shirka Nabadeynta 2 beelood oo Walaalaha oo ka furmay degmada Isku shuban.[Masawiro]
(February 11, 2021)
Boosaaso:-Guddigii Uu madaxweyne Said Abdullahi Deni u xilsaaray xalinta Shaqaaqadii beelaha walaaha ku dhexmartay Aaga degmada Isku shuban ayaa saaka waxaa ay ku soo dhaweeyeen degmada isku shuban E
Shirkii Golaha Xukuumada Puntland oo looga hadlay Doorashada Soomaaliya iyo Amniga.[Video/Masawiro]
(February 11, 2021)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Dowladda Puntland.Shirka Golaha Wasiirada oo uu Madaxweynaha ku
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Amniga PL oo gaaray degmada Isku shuban.[Masawiro]
(February 10, 2021)
Boosaaso:-Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Amniga & DDR-TA Dowlada Puntland Mudane Cabdisamad Maxamed Gallan ahna Gudoomiyaha Guddiga xal u helidda shaqaaqadii ka dhacday Aagga degmada Isk

« Previous PageNext Page »