Madaxweyne Ku-xigeenka PL oo daah-furay ololaha tallaalka xanuunka Sambabka xoolaha.[Masawiro]
(February 16, 2021)
Garoowe:-Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa daah-furay ololaha tallaalka xanuunka Sambabka xoolaha, oo laga tallaalayo Xoolaha Puntland. [ngg src="ga

(February 15, 2021)
Garoowe:-Galab jimce ah oo ay ku beegneyd 15/02/2013, ayaa masaajid ku yaalla magaalada Garoowe, waxaa lagu dilay allaha u naxariistee Sh. Cabdul qaadir Nuur Faarax. Sh. Cabdulaaqir marka la dila Madaxweynaha Puntland oo ka tacsiyeeyey geerida Senator Maxamed Yuusuf Xaaji.
(February 15, 2021)
Garoowe:- Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlaaya magaciisa, kan shacabka Puntland iyo kan Dowladdaba waxa uu ka tacsiyaynayaa geerida Alle naxariistii Janno haka Madaxweynaha Jubaland oo ka tacsiyeeyey geerida Senator Maxamed Yuusuf Xaaji
(February 15, 2021)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam waxaa uu ka tacsiyaynayaa geerida ku timid Allah ha u Naxariistee Senator Maxamed Yuusuf Xaaji oo ku geeriyooday Magaalada Nairobi. Ciidamada PSF ee Puntland oo soo bandhi gay xubno ka tirsan Al-shabaab oo ay howl gal ku soo qabteen.[Video]
(February 14, 2021)
Boosaaso:-Ciidamada PSF ee Puntland ayaa howl gal ay ka fuliyeen deegaano dhowr ah oo ka tirsan Buuraha Calamadow waxaa ay ku soo qabteen xubno ka tisran ururka Al-shabaab. Ciidanka PSF ayaa howlgala Guddoonka Aqalka Sare ee BFS oo ka horyimid Golaha Adeegga Garsoorka ee Dalka ee la magacaabay
(February 14, 2021)
Muqdisho:-Guddoonka Aqalka Sare ee BFS ayaa soo saaray go'aan ku aaddan Xeer Madaxwayne Lr. 357, laguna soo saaray todoba xubnood oo kamid ah Golaha Adeegga Garsoorka ee Dalka, xeerkaas madaxwayne wux Midowga Musharaxiinta oo ku baaqay Banaanbax Nabadeed.[Video]
(February 14, 2021)
Muqdisho:-Midowga Musharaxiinta ayaa saaka ku yeeshay shir magaalada Muqdisho waxaan ay ku baaqeen Bannaanbax Nabadeed oo ka dhacaya Muqdisho maalinta Jimacaha kaasi oo lagu dalbanayo inay dalka Sooma Ra’iisul Wasaare Rooble oo ku dhowaaqay guddi ka kooban DFS iyo dowlad gobolleedyada.[Video]
(February 14, 2021)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi farsamo oo ka kooban Xafiiska Madaxweynaha, Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Dowlad Go Qarax khasaare gaystay oo ka dhacay Muqdisho.[Dhagayso]
(February 13, 2021)
Muqdisho:-Taliska Ciidanka Booliska dowladda Soomaaliya ayaa ka hadlay qarax gelinkii hore ee maanta oo Sabti ah ka dhacay magaalada Muqdishu. Qaraxan oo geystay qasaare ayaa ka dhashay gaari walxaha Boqor Burhaan iyo Islaan Ciise oo ka tacsiyeeyey geerida Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir.[Video]
(February 13, 2021)
Qardho:-Boqor Burhaan Boqor Muuse, ayaa waxaa uu ka tacsiyeeyey geeridda ku timi allaha u naxareestee Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, oo Xalay ku geeriyooday Magaaladda Hargaysa ee caasimada S/la
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|