Markabkii ugu horeeyay oo ku soo xirta Dekadda Garacad ee Gobolka Mudug.[Masawiro/Video]
(November 28, 2021)
Garacad:-Munaasabada lagu Daah-furka Markabkii ugu horeeyay oo ku soo xirta Dekadda Garacad ka tirsan Gobolka Mudug ayaa lagu qabtay isla Dekkada Garacad waxaan daahfurka ka soo qayb galay Masuuliyiin
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo xariga ka jaray hoyga Ciidamada Asluubta Puntland.[Video/Masawiro]
(November 28, 2021)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta ka qeybgalay munaasabad ay xilka kula kala wareegeen Taliyihii cusub ee Ciidanka Asluubta Puntland Gen. Bile Faarax
Madaxweynaha JFS oo magacaabay Agaasimaha guud ee Madaxtooyada Qaranka
(November 27, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Xeer Madaxweyne ugu magacaabay Prof. Maxamed Cabdullaahi Ciise (Maxamed Dheere) inuu noqdo Agaasimah
Issimada Gobolka Bari oo ku baaqay in la dejiyo xiisadda ka dhex taagan Puntland iyo PSF.[Dhagayso]
(November 27, 2021)
Boosaaso:-Kulan ay maanta oo Sabti ah yeesheen qaar ka mid ah isimada gobolka Bari ee Puntland ayey kaga hadleen xiisadda ka aloosan xilwareejinta agaasimaha cusub ee madaxweynaha Puntland dhowaan u m
Midowga Musharaxiinta “Ma aqbali doona boobka lagu hayo doorashada Aqalka Hoose”
(November 27, 2021)
Muqdisho:-Golaha Midowga Musharaxiinta oo soo saaray warsaxaafeed ayaa waxaa ay sheegeen in aysan aqbali doonin doorashooyinka deegaanada qaar ee lagu bilaabay boob qaawan oo la isu awood sheegtay, l
Madaxweyne ku xigeenka Jubaland oo Garoowe lagu soo dhaweeyey
(November 27, 2021)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Madaxweyne Ku-xigeenka Koowaad ee Jubaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan oo maanta Garoowe
Beesha Caalamka oo ku baaqday doorasho daah-furan oo xalaal ah
(November 26, 2021)
Muqdishu:-Saaxiibada caalamku* waxay boorrinayaan in la dhammaystiro doorashada golaha shacabka oo loo dhan yahay, laguna kalsoonaan karo oo ay aqbali karaan dhammaan daneeyayaasha doorashada iyo shac
Shirar jaraa’id oo kale duwan oo ay Boosaaso ku qabteen wasiirka amniga , Taliyaha guud ee ciidanka Dowlada Puntland iyo Saraakiisha PSF[Video]
(November 26, 2021)
Boosaaso:-Wasiirka Amniga Cabdisamed Maxamed Gallan iyo Taliyaha guud ee ciidanka Dowlada Puntland S/gaas Yasiin Cumar Dheere oo ay waheliyaan Taliyaasha Qaybaha Booliiska iyo Daraawiishta Gobolka Bar
Madaxweyne Farmaajo oo ku baaqay in gurmad deg-deg ah loo fidiyo dadka ay waxyeelladu ka soo gaartey abaaraha ka jira dalka
(November 26, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shacabka Soomaaliyeed u diray farriin ku aaddan abaaraha ba’an ee ku dhuftay dalka ayaa ku baaqay i
Gudoomiyihii hore ee Barlamaanka JFS Prof.Jawaari oo sheegay in lagu Takrifalay Doorashada Kursigiisa.[Video]
(November 25, 2021)
Muqdisho:-Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka dowladda Federaalka Soomaaliya Prof.Maxamed Cismaan Jawaari oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Baydhabo ayaa sheegay in lagu Takrifalay Doorashada Kurs

« Previous PageNext Page »